Hargaysa(Heemaalnews)Ciidamada Booliska ayaa Todobaadkii hore gurigiisa ugu dhacay Mukhtar Yaasin Shire oo ah Xubin ka Tirsan  Gudida Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa, Mukhtar Yaasin ayaa Dhawr Bilood ka hor Madaxweynaha Somaliland Digreto ku magacaabay.
 
Wararka Heemaalnews.com Helayso ayaa Tilmaamay in Masuulkaasi Xukumada ka Tirsan ayaa wali ee u xidhan yahay Ciidanka Booliska isla markana aan la gayn wax maxkamad ah iyada oo sharciga Somaliland uu dhigayo in qofka la soo xidho Muddo 24 sacadood gudahood maxkamad la keeno.
 
Taliska Booliska Somaliland ayaa hore u sheegay in hawlgal ay magaalada Hargeysa ka Fuliyeen  ay ku soo qabteen Ninkaas balse Hawlgalkaasi ay ciidamadu kala kulmeen iska caabin culus islmarkaasina uu kaga dhaawacmay Sarkaal Xigeen ka tirsan Ciidaanka Booliska ee hawlgalkaasi Fulinayey, inkasta oo wakhtigaasi aanu Boolisku sheegen in Ninkaasi uu yahay Masuul ka tirsan Xukumada,
 
Boolisku ma Faahfaahin sababta rasmi ah ee ay ku soo qabteen Ninkaasi iyo Danbiga loo haysto madama uu yahay Masuul dawladeed oo Digreeto Madaxweyne ku Magacaaban,ayaa ilo wareedo lagu kalsoonyahay oo laga helayo taliska ciidamada ayaa sheegaya inuu masuulkani looga shikisan yahay inuu ka tirsan yahay ururka Alshabaab waxaana uu ilaa hada ku xidhan yahay xabsiyada magaalada hargaysa halkaas oo uu ku muddo dhaafay wakhtigii sharciga ahaa ee loogu tallo galay inuu ku jiro xabsiga
 
Mukhtar Yasin Cali Shire ayaa waxay Ilamadeer yihiin Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Maamulka Puntland Jen. Cabdismad Cali Shire waxanu ka soo jeedda Gobolka Sool, waxaanu ka soo Guray waddanka Ingiriiska,taas oo ilaa hada boolisku aanay sheegin sababta dhabta ah ee uu xadhigiisu la xidhiidho inkasta oo ay magac dhabeen in ay Soo qabteen hayaana.
 
Madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegayaa inuu Taliyaha Ciidanka Booliska cabdilaahi fadal ku amray in soo cadeeyo xadhiga masuulka ka tirsan dawlada keentay taas oo ilaa hada aan la hayn war cad oo taliyahu tafaasiil muuqata oo bulshada qancisa kaga bixinayo.
 
Geesta kale gurigii ay Ciidanku Ka Soo qabteen ayaa la sheegayaa in waxyeelo badan ay ciidanku u gaysteen halka ay dhamaan wada jabiyeen albaabadii guryaha,xabad noolna la dhaceen guriga markii uu socday hawlkii ay shegeen in ay ku soo qabteen.
 
Inta badan ururada u dooda xuquuqul iinsaanka ayaa booliska ku edeeyay in ay jeelalka ku haystaan dhibanayaal aan wali maxkamadda la horgayn taasina ay keeni karto in qofka Xaq uu leeyahay meel lagaga dhaco,waxaana muuqata eeda Xuquuqul Iinsaanka ee ku jihaysan Cabdilaahi Fadal iimaan.
 

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park
Tiger Mauls Woman To Death At Beijing Park

A woman was mauled to death and another was seriously injured when they were attacked by Siberian tigers at a wildlife park in Beijing SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: http://www.youtube.com/skynews Follow us on Twitter: https://twitter.com/skynews and https://twitter.com/skynewsb...

Unik dan Menakjubkan... Singa vs Manusia Sampai Titik Darah Penghabisan
Unik dan Menakjubkan... Singa vs Manusia Sampai Titik Darah Penghabisan

Unik dan Menakjubkan... Singa vs Manusia Sampai Titik Darah Penghabisan Jangan Lupa Subscribe Disini: https://www.youtube.com/channel/UC1xon26bGtu2VVUiBwrkGHQ?sub_confirmation=1

Lion Shows Tourists Why You Must Stay Inside Your Car - Latest Wildlife Sightings
Lion Shows Tourists Why You Must Stay Inside Your Car - Latest Wildlife Sightings

Brutal lion attack on a car in South Africa! Luckily the lions were distracted by Eric's hyperventilating just long enough for us to make the escape. Viewer discretion is advised. May not be suitable for all viewers. Please share. Subscribe here, comment, like and share to help #SaveLions Male Lion...

Did the Anaconda Really Swallow a Man? Let's Find Out!
Did the Anaconda Really Swallow a Man? Let's Find Out!

What's Inside a Giant Python and an Anaconda? Let's find out! Please like and share our videos. Subscribe to our channel for more amazing videos and to get regular updates. Subscribe: https://www.youtube.com/channel/UCkmISlL1CNB36sSiWBze54Q Follow us on: Facebook: https://www.facebook.com/OurAnim...

Lions Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!
Lions Bring Down Buffalo | Absolutely Crazy Ending!

We have had the honor of hundreds of people from around the world sending in their incredible videos for us to share, and each is unique. This one however is one that is just extremely special and plays on every emotion! Incredible too see how two lionesses from one pride chase the herd into two m...

The Power of Eagles - Eagles VS Attacks Dog, Bear, Rabbit, Deer, Goat, Fox and Human
The Power of Eagles - Eagles VS Attacks Dog, Bear, Rabbit, Deer, Goat, Fox and Human

(The Power of King of Birds) The Biggest Eagles VS Attacks, Hunt, Kill and Eat Dog, Bear, Rabbit, Deer, Goat, Fox and Human Lion Vs Anaconda - Leopard Vs Python - Tiger Vs Python - Jaguar Vs Python - Black Jaguar Vs Anaconda https://youtu.be/XVZX055ZHgY Leopard Vs Python leopard kills python - P...

Male Lions Kills Male Lion Wild Animals Fight To The Death
Male Lions Kills Male Lion Wild Animals Fight To The Death

Wild animals fight to the death between a male lion vs another male lion. The fight competes to lioness and hunting area. Fight between a male lion and another male lion, this being one way to become the kings of the African land. Fight between male lion vs another male lion always happens like thi...

Gấu đen đại chiến sư tử và hổ : Khi chúa tể sơn lâm thể hiện sức mạnh - Thế giới quanh ta
Gấu đen đại chiến sư tử và hổ : Khi chúa tể sơn lâm thể hiện sức mạnh - Thế giới quanh ta

Gấu đen,sư tử và cọp là những động vật hung tợn trong rừng xanh,chúng được mệnh danh là những chúa tể của rừng xanh vì vậy mỗi khi chạm trán nhau giữa chúng luôn xảy ra một cuộc chiến ác liệt và cân não

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle
Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle

Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I HOT Battle,Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Animal Face Off, Animal Fight to Death - Lion vs Tiger Real Fight in Jungle I Battle Documentary https://yo...

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 
  Mail is not sent.   Your email has been sent.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree