John Baird appoints Canada's first ambassador to Somalia in more than 20 years
Published in English News
HNN. A longtime Canadian diplomat will become the country's first ambassador to Somalia in more than two decades.
Mario Balotelli Oo Maamulka Milan Ugu Baaqay In Aysan Fasixin Tababare Allegri
Published in CayaarahaMario Balotelli ayaa ku soo biiray liiska ciyaartooyda Milan ee taageersan tababare Massimiliano Allegri iyadoo uu muujiyay in uu doonayo in tababaraha uu kooxda la sii joogo xilli ciyaareedka dambe .
Bayern Munich Oo Maanta La Gudoonsiiyay Koobkoodii 23aad Ee Horyaalka Bundesliga.
Published in CayaarahaKooxda Bayern Munich ayaa maanta la gudoonsiiyay koobka horyaalka Bundesliga ka dib kulankoodii ay maanta 3-0 kaga badiyeen kooxda Augsburg.
Wararka Af Soomaliga Ah
Wasiira Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyay Beeraha Baki Iyo Boorama Oo Dhibaatooyin Soo Wajaheen (Video Ama Akhri)
HNN. Wasiirka Beeraha ee Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa kormeer hawleed ku soo maray beeraha degaanada,
Badhasaabka Gobolka Awdal Mr Cabdoo Oo U Amba Baxay Dhinaca Dalka Ingiriiska Iyo Ujeeda Safarkiisa
HNN. Badhasaabka gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar ayaa maantaka amaba baxay magaalada Boorama
Maayarka Degmada Boorama Oo Ka Mahad Celiyey Sidii Looga Qayb Qaatay Xuskii 18 May (Video Ama Akhri)
HNN. Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa maanta markii ugu horaysay si balaadhan uga mahad naqay sidii balaadhnayd ee dadwaynaha
Ethopia Oo Iska Fogaysay In Ay Lug Ku Leedahay Fadqalaalada Ka Aloogan Maamul U Samaynta Jubooyinka (Dhagayso)
Moshinkii Ka Dhanka Ahaa Xukuumada Soomaliya Oo Faashil Ku Dhamaaday
HNN. Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka tirsan Baarlamankana ayaa dib uga laabteen mowshin ay hore uga keeneen xukuumada.
Mid Ka Mid Ah Xafladaha Sanad Guurada 50aad Ee Midawga Afrika Oo Lagu Qabanayo Magaalada Muqdisho (Sawiro)
HNN. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon
Raisal wasaaraha Soomaliya Oo Maanta Hortagay Golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Si Cod Loogu Qaado Xukuumadiisa
HNN. Waxaa maanta lagu wadaa inuu Baarlamaanka Soomaaliya hortago Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid}
Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka Codsaday Beesha Dhexe In Ay Baraan Reer Awdal Sida Wax Loo Bixiyo (Video)
HNN. Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka Codsaday Beesha Dhexe In Ay Baraan Reer Awdal Sida Wax Loo Bixiyo (Video)
Kornel Xaamud Oo Sheegay In Ay Baadhayaan Dhamaan Guryaha Muqisho (Dhagaso Afhayeenka)
Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa howl gallo dhinaca amaanka lagu sugayo ka wada magaalada Muqdisho.
Safiirka Austarelia:Inay Soo Noqdaan Jaaliyadda Puntland Ee Austaralia Ku Nooli, Waxay Qayb Ka Tahay Xalka lagu Horumarinayo Deegaanadan (Sawiro)
HNN. Kadib Markii Maalintii shalay ahayd u soo gaaray Magaalada Garowe Safiirka Safiirka Australia u qaabilsan Kenya
Banan Bax Ka Dhan Ah Xildhibaano Mooshin Ka Keenay dawlada Federaalka Oo Maanta Muqdisho Ka Dhacay (Sawiro)
Daawo Khudbadii Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan Aare Ka Jeedisay Xuskii 18 May Ee Ka Dhacay Wadanka UK (Video)
HNN. Daawo Khudbadii Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan Aare Ka Jeedisay Xuskii 18 May Ee Ka Dhacay Wadanka UK (Video)
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd Ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil Ka Jeediyay Fagaarihii 18-ka May Ee London
HNN. Khudbaddii Taariikhiga Ahayd Ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil Ka Jeediyay Fagaarihii 18-ka May Ee London
Si Qarankan Somaliland Uu U Waaro Waa In Beesha Dhexe Ay Tanaasulaad Muujisaa, Khaatumana Ay Awdal Ku Dayataa, Cadaalad-na La Wada Raadiyaa….. Waran Cade Oo Ku Sugan Boorama (Video Ama Akhri)
HNN. Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku sugan magaalada Boorama ayaa shir Jaraaid oo uu aanta qabtay kaga waramay arimo badan oo salka ku haya xaalka uu maanta dalku ku sugan yahay, saamiqaybsiga, cadaalada, siyaasada arimaha dibada iyo amuuro kale.
Dhagayso Gudomiyaha Gobolka Awdal Oo warysi Gaar Ah Oo Uu Siiyey HeemaalNews Kaga Hadlay Arimo badan sida Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xassan Ciise (Dhagaysi)
HNN. Dhagayso Gudomiyaha Gobolka Awdal Oo warysi Gaar Ah Oo Uu Siiyey HeemaalNews Kaga Hadlay Arimo badan sida Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xassan Ciise (Dhagaysi)
Dhagyso Ehelada Soomaali Lagu Maxkamadeeyey wadanka Marayanka Wiigii Ina Dhaafay Oo dareenkooga Cabiraya (Dhagaysi)
HNN. Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday sagaal qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira toddoba rag ah iyo laba dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano.
Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Ka Sheekaynaysa Adeerkeed Oo Caadaystay In Uu Fara Xumeeyo(Video)
HNN. Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Ka Sheekaynaysa Adeerkeed Oo Caadaystay In Uu Fara Xumeeyo (Video)
Suldaan Saleebaan Oo Ka Jawaabay Hadal Salka Ku Haya Colaada Fog Ee Ka Dhaxaysa SNM Iyo Beelaha Kale Ee Dagan Somaliland (Video)
HNN. Suldaan Saleebaan Oo Ka Jawaabay Hadal Salka Ku Haya Colaada Fog Ee Ka Dhaxaysa SNM Iyo Beelaha Kale Ee Dagan Somaliland (Video)
Saylici Oo Looga Maarmi Waayey Siyaasada Siqiirtay Ee Arrimaha Dibada Somaliland
HNN. Tan iyo markii sannadkii 1991-kii, oo ku beegan mudo haatan laga joogo 22 sano,
Dhacdo Taariikhi Ah: Hormuudka Baalashleyaasha!
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama.
Daawo Labo Gaadhi Oo Isku Dhacay Duleedka Magaalada Burco Oo Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac (Video)
HNN. Daawo Labo Gaadhi Oo Isku Dhacay Duleedka Magaalada Burco Oo Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac (Video)
Ciidamada wadooyinka Muqdisho Oo Bilaabay In Ay Raafaan Gawaadhida Lagu Baakin Gareeyo Laamida Hareeraheega Iyada Oo Loo Adeegsanaayo Abraar (Sawiro)
Wasiiradda Gaashaandhiga Soomaliya Iyo Suudaan Oo Kulan Ku Yeeshay xarunta gaashaandhiga Wadanka Suudaan (sawiro)
Dhagayso Gudoomiye Cirro Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Soomaliya Uu Jeediyey 18 May (Dhagaysi)
HNN. Dhagayso Gudoomiye Cirro Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Soomaliya Uu Jeediyey 18 May (Dhagaysi)
Munaasabado lagu kala Taageerayay Sadex Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Jubaland Oo Ka Dhacay Ingiriiska (SAWIRRO)
HNN. Saddex xaafadood oo ka tirsan magaalada Birmingham oo ah caasimadda labaad ee Britain
Alshabaab Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Magaalada Kismaayo (Dhagayso Waraysi)
HNN. Alshabaab Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Magaalada Kismaayo (Dhagayso Waraysi)
Gantaalo Xalay Lala Beegsaday Xarunta Madaxtooyadda Soomaliya
DVK oo Shaacisay In Ay Ku Guulaysatay Qandaraasyo Gaadhaaya 1Bil, Oo Dib Loogu Dhisaayo Soomaliya
HNN. Shirkad fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska ayaa shaacisey in ay heshey qandaraasyo ay dalka Soomaaliya
Haweenka Qaadka Iibiya Ee Puntland Oo Loo Soo Ban Dhigay In Ay Siyaasadda Ku Biiraan, Ama Shaqo Kale Raadsadaan (sawiro)
Cumar Faaruuq Cismaan Iyo Dawlada Soomaliya Oo Khaatiyaan Kala Taagan
HNN. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa la sheegey in ay biloowdey baaritaan ay ku heeyso Cumar Faaruuq Cusmaan,
Daawo Booliska Holland Oo Diiday In Lagu Qabto Wadankooga Xuska 18 May Kalana Dareeriyey, Dadweynihii Xaflada Ka Soo Qayb Galay (Video)
HNN. Daawo Booliska Holland Oo Kala Dareeriyey, Jaaliyadda Somaliland Ee Holland Oo Rabtay In Ay Xafalada 18 May Qabsadaan Habeenkii Xalay Ahaa (Video)
English News
Four Men Set To Be Sentenced In Somali Terror Case
HNN. Four more men convicted in the government's investigation into terror recruiting for al-Shabab in Somalia are scheduled to be sentenced in federal court.
Judge: Boston Bombing Not An Influence In Sentencing Two Men In North Jersey Terror Case
EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD
Agents Fell To Deaths Training off Va. Coast During 'Maritime Counterterrorism Exercise'
HNN. Two FBI agents who died while training off the Virginia Beach coast fell to their deaths when a helicopter had trouble during a "maritime counterterrorism exercise," an agency spokeswoman said Monday night.
Several People Arrested After A Security Operation In Mogadishu
HNN. A security operation was today conducted by federal government troops and AMISOM troops in some parts of Mogadishu.
Mortar Attacks On Mogadishu’s Presidential Place
Kenya Government Walks A Tightrope In Somalia As Kismayo Gets New Leader
HNN. Somalia’s clan elders have created a new mini-state and elected a Kenyan ally as its leader, a move likely to anger Mogadishu and sour ties between the two neighbouring countries.
Kenya Wants The Amisom Troops In Somalia Expanded
Eastern Africa Standby Force To Have Operational Capacity By 2015
HNN. Military experts attending the ongoing field training exercise of 10 Eastern Africa armies held here in the eastern Ugandan district of Jinja have said the Eastern African Standby Force (EASF) would be ready for operation by 2015.
Somali PM To Face Confidence Vote
HNN. Somalia's prime minister is expected to face a vote of confidence next week, lawmakers said on Friday, and backers of the challenge said they were frustrated with the pace of political reform.
Central bank chief turns recovery skills on Somalia
HNN. When Washington D.C. was in financial crisis in the 1990s, Somali-born Abdusalam Omer joined a team that turned its "junk" bonds into investment grade paper. Now, as governor of the Central Bank of Somalia, he wants to transform a "failed" state.
Two Minnesota Women Sentenced In Somali Terror Case
HNN. Two Rochester women convicted of sending money to an Islamist terrorist group in Somalia were sentenced to 20- and 10-year prison terms Thursday in U.S. District Court.
Somali Teenager Who Stabbed British Soldier In The Heart During Brawl In Cyprus Nightclub Jailed For Eight Years
Lewiston’s Zam Zam Mohamud becomes first Somali immigrant on school board
HNN.LEWISTON, Maine — Zam Zam Mohamud, described as popular and well-regarded in the community by a Bates College professor, is the city’s first Somali to serve on the Lewiston School Committee.
Federal Government Warns The Self-Declared Presidents
HNN. After the quick announcement of two self-declared presidents at the port city of Kismayu, the federals internal affairs and security ministry has today announced that they do not recognize the two as representatives of the region.
War Feared To Erupt In Kismayu After The Announcement Of Two Different Presidents For The Region
HNN. Fear is in the air as two different politicians declare themselves as the presidents of Juba land region.
Oilmen Ready For Risky Push Into Somalia
HNN. Foreign companies are getting ready to undertake the risky business of exploring for oil in war-torn Somalia, a quest that could trigger new conflicts.
Two claim to be Jubaland's 'president'
HNN. A warlord in southern Somalia's Jubaland has declared himself "president" of the region, clan leaders said Thursday, shortly after the election of another militia commander to the post.
Surveillance Tool Protects Djiboutian Waters
Ahmed Mohamed Islam Announced Juba land president
HNN. News from Kismayo have confirmed that Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) has been just announced the president of Juba land.
Somalia’s Defense Ministry Pleads for help to rebuild its Army force
HNN. During an interview with BBC Somali branch in London, deputy defense minister Abdi Rahman Kulmiye revealed strategic plans put up by his ministry to restore security in the country.
US appeals court in Va. weighs conviction of Somali man called biggest US piracy catch
HNN. In the violent world of piracy, Mohammad Saaili Shibin was a multilingual negotiator based in lawless Somalia, working his cellphone to negotiate multimillion-dollar ransoms for merchant ships and sailors that dared to venture into pirate-infested international waters off Africa.
Somalia: Displaced Somalis Report High Risk of Vulnerability
UN flights banned as Somalia, Somaliland battle for control of airspace
HNN. The breakaway region of Somaliland has banned all UN flights from its airports following a spat with the Mogadishu-based federal government of Somalia.
Canada Providing Further Humanitarian Assistance to Somalis
HNN. Millions of Somalis are living in crisis due to prolonged conflict and widespread food insecurity, resulting in acute malnutrition and displacement. Today, following a townhall held to discuss the current challenges in Somalia, Ted Opitz, Member of Parliament for Etobicoke Centre, announced on behalf of the Honourable Julian Fantino, Minister of International Cooperation, further life-saving ...
Denmark: No forced returns to ‘volatile’ situation in Somalia
HNN. Forcibly returning people to a volatile security situation in Somalia would violate international law, Amnesty International said as the Danish Refugee Board is due to consider returning five Somali asylum seekers.
Sub-Sahara Africa Leads In Infant Deaths
HNN. Somalia, the Democratic Republic of Congo, Mali, Sierra Leone and Somalia have some of the highest newborn death rates in the world.
GOVERMENT RESPONSE TO UN DEPUTY-SG REMARKS ON SOMALILAND?
H.E. Mr. Ban Ki-Moon
Secretary-General of the United Nations
United Nations
New York, NY 10017 USA
15 May, 2013
Your Excellency,
Somalia: Puntland Congratulates Jubaland People and the New President-elect
HNN. The people and Government of Puntland State of Somalia warmly welcome the election of the new President of Jubaland State of Somalia, His Excellency Ahmed Mohamed Islam, who was elected by a majority of community delegates at the Jubaland Constitutional Conference in Kismayo.
Somalia: $2.6m Parachuted As Ransom Money To Pirates
The Saudi owner of an Algerian cargo ship whose crew was held by Somali pirates for 10 months admitted paying $2.6 million to free them in November 2011, an Algerian paper reported on Tuesday.
Somali Podcast Combating Extremist Messages
HNN. A new social media campaign has been launched to counter messages of extremism within the Australian Somali community.
SomaliLinks
Aroos Yaab Badan Oo Dadka Roog Laga Socdo Laga Dhigtay (Video)
Aroos Yaab Badan Oo Dadka Roog Laga Socdo Laga Dhigtay (Video)
Wuu Indho Laayahay, Waxna Wuu Qoraa, Waana Akhriyaa, Waa Xaafudl Qur'aan, Waana
Wuu Indho Laayahay, Waxna Wuu Qoraa, Waana Akhriyaa, Waa Xaafudl Qur'aan, Waana Imaam Masaajid Iyo Mu'adinba, Dugsiga























































































