Contact image

Contact Us

Contact

Buuxi Shaxda Hoose Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh

Email:

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Phone:

Miscellaneous Information

Miscellaneous Information:

Buuxi Shaxda Hoose Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh.

Faahfaahi hadii aad cilad farsamo jirto.

Hadii ay tabasho dhinaca gudbinta wararka ahi jirto soo qor cinwaanka iyo sobobta aad  uga cabanayso, soona qor e-mail ama telfon aan kaala soo xidhiidhno

waxaanu kuula soo xidhiidhi doono sida ugu dhakhsaha badan.

Hadii aad hayso talo iyo tusaale dabcan aad baan kuu soo dhawaynaynaa, waanan qaadan doonaa taladaada hadii ay suurtagal noqoto.

Dagaanka aad joogto hadii ay ku yar tahay  ama aan laga gudbin wararka aad jeceshahay, noo soo dir warka aad xiisaynso ama dhacdooyinka qarsoon ee aan warbaahintu ka gudbin dagaankaaga, soo raaci xaqiiqo lagu kalsoonaan karo, waa muhiim in warka aad soo dirayso aad ku soo darto telefonkaaga si aan xaqiijin buuxda u helno, ku soo dir warka  heemaalnews@gmail.com

Contact Form

Send an Email. All fields with an * are required.

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Shaqaalihii Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Aan Afar Bilood Mushahar Qaadan Caruurtoodiina Dugsiyadii Laga Eryey, Iyadoo Mayarka Dagmaduna Dafiray (Video) Shaqaalihii Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Aan Afar Bilood Mushahar Qaadan Caruurtoodiina…
  • Dool: Tahriibta Waxaa Fududeeya Shanta Boqol Ee Qurbo Joogta Ah Ee Maadaxtooyada Somaliland Laga Cauumaayo (Dhagayso Waraysi BBC) Dool: Tahriibta Waxaa Fududeeya Shanta Boqol Ee Qurbo Joogta Ah Ee Maadaxtooyada Somaliland…
  • Qaar ka Mid Ah Dawladaha Caalamka Iyo Dawlada Australia Oo Indoonisiya Uga Digtay In Ay Fuliso Xukunka Ajaanib Dil Ku Xukman Indonesia ayaa madaxda safaaradaha dalkeeda ku yaalla weydiisatay inay ka qeybgalaan dilka ugu…