idil
Dr_Cabdulqaadir

      

Thursday, 13 June 2013 11:24

Laurent Blanc Oo Loo Sharaxayo In Uu Noqonayo Macalinka Real Ee Xilli Ciyaareedka Dambe

Ilo wareedyo ay qorayaan wargeysyada Spain ayaa sheegaya in tababaraha reer France ee Laurent Blanc laga yaabo in uu noqdo tababaraha Real Madrid ee xilli ciyaareedka dambe.

Tababarahaani hore ee qaranka France ayaa haatan la xusayaa in uu aad ugu sharaxan yahay jagadaas iyadoo arintaasina uu gadaal ka riixayo Zidane, waxa ayna tani dhaceysaa haddii Real ay ku fashilmaan in ay helaan saxiixa tababaraha PSG ee Carlo Anceloti .

Real Madrid ayaa raadineysa tababare cusub oo kooxda hogaamiya xilli ciyaareedka dambe ka dib markii ay burburiyeen hishiiskii ay kula jireen Jose Mourinho kaasi oo ogalaa arintaas isla markaana durba hishiis afar sano ah u saxiixay kooxda Chelsea . 

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in maamulka PSG yihiin dhinacyada ka hor taagaan Ancelotti in uu u ruqaansado dhanka Real Madrid, waxa ayna PSG dalbaneysaa in Real iibsadaan halka sano ee ka harsan hishiiska Ancelotti ee PSG kaasi oo gaaraya 4-milyan oo euro.

Hibo M Hodoon Iyo Oslo (Guji Sawirka)

hibomaxmed1  

 

Political Videos.

Suaalo Lala Boobay Labada Prof Ee Samatar Iyo Galyr

Waraysi Cabdi Ismaaciil Samatarm

Warays Wasiir Foosiya Xaaji Aadanm

Profr Samatar iyo Galayr Minneapolism Profr Samatar Faragalinta Kenya Ee Soomaliyam

 

Ku Xidhnaw wararkayaga

Wararkii U Danbeeyey

Wararka Caalamka Oo Dhan

Dad Waynahaan Hanuunina, Hassaawinaa, Oon Danta U Hagnaa, Ma Hakranee Waan U Hawl Galnaa.