Technology News

A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…

AdBlock Plus defeats German publishers in court

The creator of software that stops adverts from appearing on websites has defeated two news…

Google launches Project Fi mobile phone network

Google has detailed its plan to run a mobile phone network in the US.

Quiet Rollout Planned Friday for Apple's Smartwatch

The Apple Watch will launch with a whisper rather than a bang Friday, an unusual start for the…

Twitter cyberbullies targeted with new anti-abuse tools

Twitter is to act against a wider range of violent threats as part of renewed efforts to tackle…
Friday, 13 February 2015 14:42

Wiil Soomaliyeed Oo Lagu Dilay Wadanka Canada Gobolka Alberta, Iyadoo Boolisku Shaki Ka Muujeen Dilistiisa (Dhagayso)

Wiil Somali-Canadian ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalka Canada, wiilkan oo 27-jir ahaa laguna magacaabi jiray, Mustaf Faarax Mataan ayaa waxaa toogtay ruux baxsaday oo aan illaa hadda la garanayn. 

Mustaf ayaa la sheegay inuu ku dhashay dalka Saudi Arabia, ayna qoyskiisu xilli dambe dageen Canada, halkaasoo uu muddo ku noolaa, iyadoo walaalkii Axmed Faarax Mataan uu sheegay in ruux aan la garanayn rasaas ku furay Mustaf isagoo guriga ku jira sidaasna uu ku geeriyooday.

,
Dhismaha lagu dilay wiilkaan waxaa la deggenaa dhallinyaro kale, waxaana la dilay 11:00 habeenimo, waxaana dhallinyaradii gurigaas ay ii sheegeen in qof uu albaabka soo garaacay, isagoo doonayay inuu albaabka furo, balse intii uusan gaarin ayay laba xabbadood ku dhaceen, taasoo uu u geeriyoodayayuu yiri C/qaadir Xuseen Baynax oo ah suxufi gobolkaas ku sugan oo u warramayay VOA-da
 

Sidoo kale, wariyaha ayaa sheegay in baaris ay booliisku ku sameynayeen maydka wiilkan Soomaaliga ah maalin iyo habeen ayna sheegeen cidda ka dambeysay dilkiisa, ayna ku gaabsadeen in dilkan uu yahay mid shaki laga qabo sida uu ku dhacay.

Wariye Madax Banaan, Baynax
Booliisku waxay sheegeen in dilkan uu yahay mid ay weli ka shakisan yihiin oo ay baaritaanka sii wadayaan, inta baaritaanku soo dhamaanayana aysan hor-dhici karinayuu hadalkiisa ku daray wariyaha madaxa-bannaani.

Mar la weydiiyay cidda looga shakisan yahay dilkiisa iyo inay jiraan cid ay is-dirirsanaayeen, ayuu wariyuhu ku jawaabay in tuhunnada ugu badan ee la qabo ay tahay in wiilan uu ahaa mid masaajidka ku xiran, balse aan weli la ogeyn arrintaas loo dilay iyo in kale.

Su’aal kale oo ahayd inuu ku lug lahaa mukhaadaraadka oo si aad ah la isku dilo, ayuu ku jawaabay wariye Baynax.

Wariye Madax Banaan, Baynax
Wax lug ah oo uu ku lahaa ma jirto sida ay sheegeen qoyskiisa, waxaana laga shakisan yahay in dhallinyaradii guriga la deggenaa oo qaarkood maqan yihiin iyo kuwo kale oo raadsanayay uu falkan ku dhacay isagana lagu qaldamayAyuu Yidhi Baynax

Waxaa kaloo la weydiiyay wariyaha in ciddii xabbada ku riday la arkayay iyo in kale, wuxuuna sheegay in illaa hadda aanay jirin cid sheegtay inay qofkii ku ridayay xabbada wiilkan ay arkeen.

Wuxuuna intaa ku daray in Somalida ku nool Canada aysan inta badan kuma dhiirran karaan inay sheegaan haddii ay arkayaan qofkii xabbada ridayay.

Ugu dambeyn, wariye Baynax ayaa sheegay in illaa shan qof oo Soomaali ah lagu dilay dalka Canada intii u dhexeysa bishii December ee sannadkii hore 2014-ka illaa hadda, kuwaasoo uu ku jiro wiilkan, gabi ahaanna ay yihiin dhallinyaro.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Media

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Sawirkii Loogu Daawashada Badnaa Wiigii Ina Dhaafay Ee Laga Qaaday Baddii Ay Ku Dhamaadeen Muhaajiriintu (Sawir) Sawirkii Loogu Daawashada Badnaa Wiigii Ina Dhaafay Ee Laga Qaaday Baddii Ay Ku…
  • Fadeexad Ku Quraxday Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Shahaadooyin Been Abuura Da,diisuna Is Dhaafsan Tahay Ku Shaqo Tagay Waxaa Soo baxaya warar sheegaya in muran ka dhexqarxay qoyska Madaxtooyada Siilaanyo,oo ku…
  • Gudoomiyihii Shirkadda Volkswagen Ferdinand Piech Oo Si Buuxda U Shaaciyey In Uu Iscasilay Shirkadda weyn ee gawaarida sameysa, Volkswagen, ayaa ku dhawaaqday in gudoomiyahii shirkadda, Ferdinand…