Thursday, 12 February 2015 12:42

Heshiis Xabbad Joojin Ah Oo Dhex Martay Ukrain Iyo Ruushka, Iyadoo Madaxda Yurubna Ka Hadleen Sida Ay U Arkaan

Xabad joojin ayaa lagu wadaa in ay ka bilaabato bariga dalak Ukraine 15-ka bishan Febraayo, sidaasi waxa shaaciyey hoggaamiyaasha Ruushka iyo Ukraine.

‘Waxan ku guulaysanay in aan ka heshiinay arrimhii ugu waaweynaa’’ sidaasi waxa yiri Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kaddib markii wadahadalo xiriir ah uu la yeeshay madaxaweynaha Ukraine Petro Poroshenko,iyo hoggaamiyayaasha Jarmalka iyo Faransiiska.

Madaxweynaha Faransiiska waxa uu sheegay in uu heshiiskani yahay mid dhab ah balse aanan wax walba laga heshiin.

Kumanaan kun oo qof ayaa ku dhintay dagaalada ka socda bariga dalka Ukraine.

Wadahadalda oo ka socda magaalada Belarus ayaa waxa diirada lagu saarayaa sidii lagu gaari lahaa xabad joojin, sidii hubka culus looga qaadi lahaa bariga Ukraine iyo sidii looga sameyn lahaa bariga Ukraine goob ka caagan miletariga.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Waftigii Somaliland Ee U Tagay Wadahadalada Dalka Turkiga Oo Ku Soo Noqday Magaalada Hargaysa (Video) Waftigii Somaliland Ee U Tagay Wadahadalada Dalka Turkiga Oo Ku Soo Noqday Magaalada…
  • Shaqo Banaan Oo Mushahar badan Hadii aad London Ku Nooshahay, Digaagana Dabadiisa Kala Taqaan Haddii aad shaqadaada ka daashay ama aad rabto mid ka lacag badan, waxaa…
  • Mashruuc Balaadhan Oo Sidii Loo Heli Lahaa Tamar Nadiifa Wax Ku Oolna Ah, Oo Ka Bilaabmaya Somaliland (Video) Mashruuc Balaadhan Oo Sidii Loo Heli Lahaa Tamar Nadiifa Wax Ku Oolna Ah,…