Wednesday, 11 February 2015 13:41

Madaxweyne Xassan Oo Wadne Gariir Ka Qaaday (Mashquul Nafsiyan Ah) Una Dhoofay Jarmalka Si Uu Iskugu Soo daaweeyo

Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maaanta xaalad caafimaad u aaday dalka Germany sida ay xaqiijiyeen ilwareed ku sugan madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa lagu waday inuu soo xiro kalfadhiga 5-aad ee Baarlamanka sida ku xusan dastuurka balse xalay ayuu ka sheegay casho shaarf R.Wasaaraha u sameeyay xubnaha baarlamanka inuusan ka qeybgali karin xiritaanka Kalfadhiga 5-aad.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu mudo 10 maalmood ku maqnaan doonio Germany arimaha caafimaadkiisa dartood.

Ilaa hada faahfaahin rasmi ah lagama hayo Xanuunka Madaxweynaha uu u aaday Wadanka Germany, wararka aan helaynase waxay sheegayaan in madaxweynhu maalmihii u danbeeyey ka cabanaayey wadne xanuun, inkasta oo uu dhkhtarkiisu sheegay in ay ugu wacnayd xasilooni la'aantii siyaasadda dalka, oo uu madaxweynuhu ku jiray mashquulka nafsiyanka ah in ka badan labbo bilood.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Dhagayso Waraysi Uu Siiyey VOA Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaliland Saylici Oo Ka Waramay Tabashada Reer Awdla Iyo Maamulka Khaatumo State Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo safar ku yimid magaaladan Washington ayaa VOA…
  • Odayaasha Iyo Waxgaradka Dagaanka Qorilugud Oo Dagmada Buuhoodle Ku Sheegay Hoyga Argagixisada (Video) Odayaasha Iyo Waxgaradka Dagaanka Qorilugud Oo Dagmada Buuhoodle Ku Sheegay Hoyga Argagixisada (Video)
  • Dawdweyanaha Reer Boorama Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Labbada Gole Ka Jeediyey (Video) Dawdweyanaha Reer Boorama Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Labbada…