Arimaha Bulshada

Published in Arimaha Bulshada

Hambalyo Meher mustafe cabdi ibraahim iyo marwo haboon xuseen

Apr 21, 2014
Hambalyo Meher mustafe cabdi ibraahim iyo marwo haboon xuseen
Waxan hambalyo u dirayaa mudane mustafe cabdi ibraahim iyo marwo haboon xuseen daahir caanonuug oo meherkoodu saaka ka dhacay magaalada boorame
Waxan leeyahay allaha khayr haka yeelo arooskiina cusub hana idiinka dhigo mid aad ku badhaadhaan wiil iyo caano gabadh iyo caano.
 
Abdikariim Mohamed Farah
Rate this item
(0 votes)

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
WakhtigaSalaada Sxa

Somali Films

Mirqaanka Iyo
Ilaahay Umadiisa Part V
Ilaahay Umadiisa U Nabad Gali Sooraan Iyo Jawaan Part V
Ilahay Umadiisa Par IV
Axda Geedka Dhacaya