Technology News

A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…

AdBlock Plus defeats German publishers in court

The creator of software that stops adverts from appearing on websites has defeated two news…

Google launches Project Fi mobile phone network

Google has detailed its plan to run a mobile phone network in the US.

Quiet Rollout Planned Friday for Apple's Smartwatch

The Apple Watch will launch with a whisper rather than a bang Friday, an unusual start for the…

Twitter cyberbullies targeted with new anti-abuse tools

Twitter is to act against a wider range of violent threats as part of renewed efforts to tackle…
Thursday, 05 February 2015 00:16

Askari Ka Amar Qaata Xildhibaan Furdug Oo Si Badheedh Ah Xabad Ula Dacay Kuna Dilay Muqdisho Muwaadin Soomaliyeed

Nin la dhashay Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Furdug), kana mid ahaa ilaaladiisa gaar ah, ayaa waxa uu maanta uu qof shacab ah uu ku dilay, halka kala barta Degmooyinka Xamar Weyne iyo Boondheere.

Askariga, ayaa waxa uu ninkaasi uu ku amray in wadada uu ka dhaqaajiyo gaari uu watay, mashquul badan oo wadadaasi ka jiray awadeed, iyadoo la soo sheegaayo in ninkaasi uu dhegaha ka fureystay amarka askariga.

Askariga iyo ninkaasi oo kolkii dambe wada murmay, ayaa waxay taasi soo dedejisay in rasaas uu la dhaco. Ninkaasi ayaa u geeriyooday rasaastii uu la dhacay askarigu.

C/qaadir Maxamed C/qaadir (Carab), Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa xaqiijiyay dhacdadaasi.

Faah faahin badan lagama haayo haddii Ciidamada Nabad Suggida iyo Booliska, ay gacanta ku soo dhigaan ninkaasi iyo haddii kalaba.

Ciidanka Dowladda, ayaa waxaad arkeysaa iyagoo dilal ka geysanaaya Magaalada Muqdisho, ka dib is maandhaaf soo kala dhex gala shacabka.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Gudoomiyihii Shirkadda Volkswagen Ferdinand Piech Oo Si Buuxda U Shaaciyey In Uu Iscasilay Shirkadda weyn ee gawaarida sameysa, Volkswagen, ayaa ku dhawaaqday in gudoomiyahii shirkadda, Ferdinand…
  • Sidee dhalinteena looga baajin karaa tegida tabaalaha tahriibka?  By, Dalgade Saleemaan Axmed Geedi {Mandela} Tahriibe 9 Dal Aragtiyo badan ayaa muujinaaya isdhexgal la,aanta cilmiga ama aqoonta, ganacsiga,ama dhaqaalaha, dimuqraadiyada, maamulada…
  • Madaxweyne Xassan Oo Sheegay In Uu Jiro Qorshe wadanka oo Dhan Maamulka Lagu Gaadhsiinaayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa…