Breaking News
RAWAH 2013 POSTER modification12

Wararka Af Soomaliga Ah

Xildhibaan Ka Digay Cawaqibka Ka Iman Kara Dhaqdhaqaaqa Milatari Ee Ka Cusboonaaday Dagaamada Sool, Sanaag Iyo cayn

Apr 15, 2014
Xildhibaan Ka Digay Cawaqibka Ka Iman Kara Dhaqdhaqaaqa Milatari Ee Ka Cusboonaaday Dagaamada Sool, Sanaag Iyo cayn

Xildhibaan Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka digay dhibaato ka dhacda gobolka Sool.

Xildhibaan Cabdirashiid oo ka mid ah xildhibaannada ka soo jeeda gobolka Sool ayaa sheegay in ay jiraan xiisado colaadeed oo ka soo cusboonaaday degmooyin iyo deegaanno ka tirsan Sool.

Wuxuu xiisadahaas colaadeed ku eedeeyay inay ka dambeeyaan ciidamo taabacsan maamulka Somaliland, kuwaas oo weeraray degmada Taleex oo ah xarunta maamulka Khaatumo.

Xildhibaanka ayaa ka digay in dhibaatooyin loo gaysto shacabka gobolka, wuxuuna ku taliyay in la joojiyo colaadaha.

Deegaanno ka tirsan gobolka Sool ayaa la sheegay in ay saakay gaareen ciidamo ka socda maamulka Somaliland.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Nala Saaxiib Oo Hel Wararkayaga

WakhtigaSalaada Sxa

Aamina Faarax Londom

Somali Films

Cabdi Haybe Laanbad Iyo
Dhibtii Jaadka Lga
Dhibtii Jaadka Lga Raysay Ruwaayad Kaltuun Bacado Iyo Faarax Murtiile
Flimkii Inta Badan La
Flimkii Inta Badan La Sugaayey Ee Fadeexadii Facebooka-ga Oo Hada Dhamaaday (Video)
Film Cusub Oo La Magac
Mirqaanka Iyo
Ilaahay Umadiisa Part V
Ilaahay Umadiisa U Nabad Gali Sooraan Iyo Jawaan Part V
Ilahay Umadiisa Par IV
Axda Geedka Dhacaya

Follow HemaalNews On Twitter