×

Warning

JFolder: :files: Path is not a folder. Path: /home1/heemaaln/public_html/images/Soomaaliya/fil/rwanda

×

Notice

There was a problem rendering your image gallery. Please make sure that the folder you are using in the Simple Image Gallery Pro plugin tags exists and contains valid image files. The plugin could not locate the folder: images/Soomaaliya/fil/rwanda

RAWAH 2013 POSTER modification12

Wararka Af Soomaliga Ah

Madaxda Caalamka Oo Ka Qayb Gashay Xaflad Oohinta Iyo Qiiradu Is Qabsatay (Sawirro)

Apr 08, 2014
Madaxda Caalamka Oo Ka Qayb Gashay Xaflad Oohinta Iyo Qiiradu Is Qabsatay (Sawirro)
Xuskan ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka socotay caalamka oo uu ugu horeeyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon. 
 
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa xuska xasuuqa sanadguurada 20-aad ee xasuuqa Rwanda.
 
Madaxda kal qeybgashay xuskan ayaa waxaa ka mid ah madaxweynha dalka Uganda Yuweri Museveni, madaxweynha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, madaxweynha dalka Koonfurta Suudaan Salva kiir Mayardit, Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon, Gudoomiyaha guddiga Midowga Africa Marwo Nkosazana Dlamini, mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin fara badan.
 
Xuskan sanadkan waxaa hal ku dhigiisu ahaa xusuus, midnimo iyo dib u cusbooneyn. Munaasabaddan oo socotay muddo saacado ah ayaa waxaa laga sheekeeyey xasuuuqii foosha xumaa ee ebid ka dhaca aduunka sanadkii 1994 ka dib markii qabiilka Huutuuga ay wacad ku mareen in ay gabi ahaanba qabiilka tuutsiga laga cirib tiro dalka muddo 100 maalmood gudaheed ah laga bilaabo bishii April ee sanadkaasi.
 
Xasuuqan ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 80000 oo ruux oo ay ku jireen haween iyo caruur oo isku dayey in ay ka baxsadaan dhibaatadasi,welina iyadoo ay ka soo wareegtay muddo 20 sano ah ayaa waxaa sas iyo qaracan ku noqotay kasoo qaybgalayasha xuskaasi ,waxana garoonka gudihiisana laga maqlayey qaylo dheer iyo oohin, inkastoo ay boolisku isku dayayeen in ay qeyladaas iyo sawaxankasi wax ka qabtaan hadana aan marnaba la ilaawi karin musiibadii ka dhacay wadankasi muddo hada laga joogo 20 sano.
{gallery}Soomaaliya/fil/rwanda:::0:0{/gallery}
 

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
WakhtigaSalaada Sxa

Somali Films

Dhibtii Jaadka Lga
Dhibtii Jaadka Lga Raysay Ruwaayad Kaltuun Bacado Iyo Faarax Murtiile
Flimkii Inta Badan La
Flimkii Inta Badan La Sugaayey Ee Fadeexadii Facebooka-ga Oo Hada Dhamaaday (Video)
Film Cusub Oo La Magac
Mirqaanka Iyo
Ilaahay Umadiisa Part V
Ilaahay Umadiisa U Nabad Gali Sooraan Iyo Jawaan Part V
Ilahay Umadiisa Par IV
Axda Geedka Dhacaya