Technology News

Lenovo: researchers find 'massive security risk'

The Chinese PC manufacturer Lenovo has been accused of running a "massive security risk" after…

EU wants iPlayer access extended across Europe

EU officials want the public to be able to continue using catch-up services, such as the BBC's…

Yahoo tests ear-based smartphone identification system

Yahoo is working on a way of unlocking a mobile phone using the owner's ear rather than a password…

Twitter reports disappointing sales

Twitter has reported lower than expected revenue for the first three months of the year, saying…
A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…
Wednesday, 28 January 2015 11:59

Falanqeynta Kulanka Xiisha Iyo Xamaasadaleh Ee Atletico Madrid Vs Barcelona Ee Lugta Labaad Ee Copa Del Rey

Kooxda Diego Simeone ee Atletico Madrid ayaa markeeda gurigeda Caldreno ku soo dhawayn doonta kooxda Barcelona. Kulankan ayaa ka tirsan lugta labaad ee Copa del rey wareegiisa sideeda kooxood. Barcelona ayaa lugii hore ee Camp Nou 1:0 ku soo guulaysatay.

Kooxda Luis Enrique ee Barcelona ayaa Atletico Madrid soo booqanaysa iyada oo kalsooni wayn qabta kadib markii ay labadii kulan ee ugu danbeeyay ay guula ka kaga soo gaadhay Camp Nou. Barcelona ayaa sidoo kale kalsooni wayn qabta kadib markii ay kulankii horyaalka ugu danbeeyay ay kooxda Elche 6:0 ku soo xasuuqday.Messi iyo Neymar ayaana ahaa labada xidiga ee kala dhantaalay Elche.

Messi oo kulankii Elche laba gool ka dhaliyay isla markaan ahaa xidigii Barcelona kulankii Camp Nou ee Atletico Madrid guusha ku hogaamiyay ayaa hadda ku jira qaab ciyaareed aad u fiican, wuxuuna durba xili ciyaareedkan dhaliyay 31 gool oo tartamada oo dhan ah.

Barcelona oo xili ciyaareedkii hore soo gaadhay finalka Copa Del Rey ayaa guuldaro finalkii koobkan kala kulantay Real Madrid oo ay kooxda Atletico Madrid tartankan ka soo cidhib tirtay.
Maxaa Cusub?

Diego Simeone ayuu madax xanuun wayni haystaa ka hor kulankan kadib markii uu xaqiijiyay in Koke iyo Tiago ay dhaawac ku seegi doonaan kulanka lugta danbe ee ay kooxdiisu caawa la ciyaari doonto Barcelona. Dhinaca kale Diego Godin ayaa Atletico Madrid ganaax kaga maqnaan doona kulanka Calderon.

Dhinaca Barcelona Jeremy Mathieu ayaa isniin ku soo laabtay tabaabrka Catalonia balse ma kala cada inuu kulana ciyaari doono iyo inkale. Luis Suarez ayaa markale laga yaabaa inuu kursiga kaydka sii fadhiyo kadib markii uu macalinka Barcelona ee Enrique kulankii Elche arkay Barcelona oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay Suarez la’aantiis.

Liiska 18 ka ciyaartoy ee uu Diego Simeone u soo xushay kulanka Barcelona:

Moyá, Oblak, Siqueira, Gámez, Juanfran, Miranda, Giménez, Lucas, Mario, Raúl García, Arda, Gabi, Saúl, Cani, Griezmann, Mandzukic, Raúl Jiménez and Fernando Torres.

Kulanka: Lugta labaad ee Copa Del Rey
Garoonka: Vecente Calderon
Waqtiga: 11:00 Habeenimo ee saacada Geeska Afrika

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Obama Oo Saxeexay Xeer Meesha Ka Saaraya In La Dhagaysto Telefonada Dadka Maraykanka Ah, Xogana Laga Ururiyo Madaxweyne Obama waxa uu saxiixay xeer cusub oo Sanetka ay meel mariyeen, si…
  • “Mr. Chairman, your council elders can’t make term extension with no apparent reason.”   By Dr.Abdi Elmi Obsieye, Borama/land In Somaliland we have the freedom of speech and hence anyone can comment…
  • Wasiir Hadliye: Somaliya Cida Doonaysaa In Ay Wax La Qabato, Dib U Dhiska Ciidamada Ha Naga Caawiso (Video) Wasiir Hadliye: Somaliya Cida Doonaysaa In Ay Wax La Qabato, Dib U Dhiska…