shiinaha6
Wednesday, 24 June 2015 13:04

Maraykanka Oo Dhagaysan Jiray Telefonada Saddexdii Madaxweyne Ee U Danbeeyey Ee Dalka Faransiiska, Iyo Xiisad Ka Taagan

Hay’adda Nabadusugidda Maraykanka ee NSA ayaa si qarsoodi ah u dhegaysan jirtey wada hadalada ay sameeyaan saddexdii madaxweyne ee u danbeeyey ee dalka Faransiiska 10-kii sano ee u danbeeyey. 

Sidaas waxaa faafiyey warbaahinta Faransiiska oo ay la shaqeyneyso shabakada siraha faafisa ee Wikileaks.

Saddexda madaxweyne ee NSA dhegaysan jirtey isla markaana duubi jirtey sirahooda ayaa kala ah Jacques Chirac, Nicolas Sarkozy iyo François Hollande, dhegaysiga ayaa bilowdey sanadkii 2006 bishii May ilaa la soo gaarayo 2012, isla bishii uu Hollande xilka kala wareegay Sarkozy.

Dhegaysiga NSA ayaan ku ekeyn keliya madaxweynayaasha, waxaa la dhegaystey wasiiro, iyo madax sare oo ka tirsan dalka Faransiiska.

Wargeyska Liberation iyo webka Mediapart ayaa faafiyey dokumntigan sirta ah oo ay heshey Wikileaks.

NSA ayaa meelaha ay sida weyn u xiiseyneysey waxaa ka mid ah deymaha dalka Giriiga iyo qaabka ay doonayaan EU in ay ku xaliyaan. 

Hollande oo qabtey shirar sir ah oo ku saabsan dhibaatada ka dhalan karta haddii Giriigu ka baxo Midowga Yurub. 

Barnaamij horey ga baxay telefishanka al-Jazeera ayaa lagu sheegey in dhbaatada dhaqaale ee Giriiga uu sababey Golden Sachs, Baniagan ayaa awood weyn ku leh dalka Maraykanka waxaana al-jazeera ugu magacdartey barnaamijka baaritaanka ah (The bank that rules the world).

Dukumintiga la heley ayaa waxaa dusha kore uga qoran ”Top Secret” iyo ”Special intelligence” ayaa ka kooban wada hadalo dhexmaraya Madaxweynayaasha, Wasiirada, kuwa dhaqaalaha qaabilsan, sidoo kale NSA ayaa xiiso gaar ah u haysey xiriirka Hollande iyo raisalwasaaraha Jarmalka Markel

Madaxweynaha dalka Faransiiska François Hollande ayaa ku dhawaaqey in shir deg-deg ah la isugu yimaado si looga wada hadlo fadeexdan soo baxdey. 

Wikileaks ayaa ballan qaadey in ay faafin donto siro kale oo ka sii xagjirsan kuwaan, isla markaana ka badan kuwii Snowden faafiyey.

Ninka asaasey Wikileaks oo mudada saddexda sano ah ku xaniban Safaaradda Ecuador ee London Julian Assange ayaa yiri shacabka Faransiisku xaq ayey u leeyihiin in ay ogaadaan madaxdii ay doorteen, sida loo ilaalinaayo in ay cadow yihiin oo kale.

Edward Snowden oo u shaqeyn jirey hay’adda NSA ayaa horey u faafiyey in Maraykanku dhegaysto saaxiibadiis.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kirby oo la hadley BBC ayaa diidey in uu wax faahfaahin ka bixiyo eedaha loo jeediyey ee ah in ay basaaseen dal saaaxiibkood ah.

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Paris Hilton Plane Crash Prank
Paris Hilton Plane Crash Prank

Paris Hilton was pranked by Egyptian actor Ramez Galal who produces a show for broadcast during Ramadan, The heiress, 34, is seen screaming and crying as the pilot maneuvers the plane as if it's lost power.

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music)
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music)

Just For Laughs 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music)

Lions Documentary - REAL CONFRONTATION: Lions vs Hyenas National Geographic
Lions Documentary - REAL CONFRONTATION: Lions vs Hyenas National Geographic

Lions Documentary - REAL CONFRONTATION: Lions vs Hyenas National Geographic

Lion vs Rhino - Real Fight
Lion vs Rhino - Real Fight

▮ Link Video: https://youtu.be/4Zas-45TBFw ▮ Maybe you want to see more: Lion Vs Wildebeest at Africa https://www.youtube.com/watch?v=g9ljqBUfgvI Top 10 Animal Attack Herd https://www.youtube.com/watch?v=nKT7oTGVKSg https://www.youtube.com/watch?v=rfsbpZmz538&list=UUQpJIqDhHuRgnPUgJsnNddw https...

Group of Buffalo kills lion
Group of Buffalo kills lion

Group of Buffalo kills lion Follow me for more video https://www.facebook.com/Dzemss

Wild Africa Documentary - Lions, Hyenas and more.
Wild Africa Documentary - Lions, Hyenas and more.

Wild Africa Documentary - Lions, Hyenas and more.

Man vs Lions. Maasai Men Stealing Lion's Food Without a Fight.
Man vs Lions. Maasai Men Stealing Lion's Food Without a Fight.

Brave Maasai Men from Kenya stealing Lion's food by intimidating them to run away as they make away with their kill without a single fight...SEE MORE DETAILS HERE http://goo.gl/VUI5sB

Animal Planet  | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #4
Animal Planet | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #4

Animal Planet | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife animal planet planet animal animal channel animalplanet animal planet channel animal planet 2015 wild life animals wild life documentary 2015 wild life documentary life animal planet documentary wildlife w...

Animal Planet  | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #7

Animal Planet  | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #8

Animal Planet  | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #9

Animal Planet  | Discovery Channel | Wild Life Documentary 2015 | National Geographic Wildlife #10

Animal Planet Channel | National Geographic Documentary Animal Planet | Wildlife Animals
Animal Planet Channel | National Geographic Documentary Animal Planet | Wildlife Animals

Animal Planet Channel | National Geographic Documentary Animal Planet | Wildlife Animals animal fights animal planet documentary wildlife wildlife animals wildlife animals fighting wildlife animals documentary wildlife animals attack animal compilation attacks animal attacks Documentary National Geo...

National Geographic Documentary - Super Killing Machines - Lions and More!
National Geographic Documentary - Super Killing Machines - Lions and More!

National Geographic Documentary - Super Killing Machines - Lions and More! - Collection National Geographic

MAN GRABS GIANT SNAKE FROM THE WATER
MAN GRABS GIANT SNAKE FROM THE WATER

Man Grabs Giant Anaconda by the Tail. A group of fishermen tried several times to drag and pull a massive anaconda out of the water from their boat. The footage has got them in a bit of trouble recently because the careless act has been ruled in violation of wildlife protection laws. Does this con...

WHITE TIGERS IN THE WILD?
WHITE TIGERS IN THE WILD?

White Tigers in the Wild. We’ve all seen captive white tigers at the zoo but are there any in the wild? Find out where white tigers came from and about their existence throughout history. Music Intro: Brett Donnelly - Action Sting http://goo.gl/v7gaV Soundtrack: Youtube Music Library

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  Mail is not sent.   Your email has been sent.