Breaking News
RAWAH 2013 POSTER modification12

Wararka Af Soomaliga Ah

Dhagayso Somaliland Oo Lagu Eedeeyey In Ay Xulufo La Leeyihiin Kooxda Alshabaab, Ciidamana U Dirtay Buuraha Galgala

Mar 25, 2014
Dhagayso Somaliland Oo Lagu Eedeeyey In Ay Xulufo La Leeyihiin Kooxda Alshabaab, Ciidamana U Dirtay Buuraha Galgala

Xiisada siyaasaddeed ee laga cabsi qabo in ay colaada isu bedesho una dhexaysa Puntland iyo Soomaaliland ayaa kor u sii kacaysa, wasaaradda amniga Puntland ayaana maanta eedaysay hogaanka sare ee Soomaaliland.

Wasiirka amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore oo la hadlay idaacadaha gudaha ee Boosaaso maanta, wuxuu sheegay in Soomaaliland cudud ahaan u taageerayso Al-shabaabka Galgala oo ay la leedahay iskaashi dagaal oo ka dhan ah Puntland.

“dunida oo dhan way ogtahay waana qar iska xoornimo, Siilaanyo wuxuu hadda ku darsaday in uu Al-shabaab soo hugaamiyo oo buuraha Galgala soo saaro.” Ayuu yiri Xasan Cismaan wasiirka amniga iyo hub ka dhigista Puntland.

Aloore wuxuu sheegay markhaatiyaal iyo dhacdooyin la taaban karo oo ay u hayaan eedaynta ay u jeediyeen Soomaaliland. “way wada socdeen dadka deegaanka ayaana sheegay oo xaqiiq cad weeyaan.”

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Media

WakhtigaSalaada Sxa

Somali Films

Dhibtii Jaadka Lga
Dhibtii Jaadka Lga Raysay Ruwaayad Kaltuun Bacado Iyo Faarax Murtiile
Flimkii Inta Badan La
Flimkii Inta Badan La Sugaayey Ee Fadeexadii Facebooka-ga Oo Hada Dhamaaday (Video)
Film Cusub Oo La Magac
Mirqaanka Iyo
Ilaahay Umadiisa Part V
Ilaahay Umadiisa U Nabad Gali Sooraan Iyo Jawaan Part V
Ilahay Umadiisa Par IV
Axda Geedka Dhacaya