Friday, 17 May 2013 08:39

Madaxwaynihii Afraad Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Madaxweynaha Jubbaland (Dhagayso Madaxwynaha Oo Sharaxaya Qaabkii Loo Doortay, Iyo Cidda Dooratay)

KismaayoHNN. Magaalada kismaayo ayaa waxaa ka taagan 48 saac

ee ugu danbeeyay sheeko aad u Xiiso badan, kadib markii siyaasiyintii ku sugnaa Magaalada kismaayo intoodii badnayd ay sheegeen in loo doortay Madaxwaynaha Maamul goboleed ay yeeshaan deeganada Jubbooyinka.

Hadaba waxaa goordhow Magaalada kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynihii Afaraad, kaasoo ku dhawaaqay Maamul la magac baxay Jubba State.

Coll Istiin Xasan Baasto ayaa sheegay in loo doortay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubba State kadib doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo ee xarunta goboolka Jubbada Hoose.

Waxaa uu shegay markii uu arkay Cadaalada daro uu sheegay kismaayo inay ka jirto inay isku raaceen isaga iyo Beeshiisu inuu noqdo Madaxwaynaha Maamulka Jubba State.

Istiin ayaa sheegay Madaxwaynaha Xaqa ah ee Jubbooyinka inuu isaga yahay, wuxuna dhanka kale Tibaaxay inay kuwa kale ee Kasoo horjeeda ay fahmi doonaan tanta reer Jubba State, sida uu sheegay isla markaana ay u tanaasuli doonaan.

“Waxaan ahayd Madaxwaynihii ugu da’da yaraa ee Jubbaland, taas ayaana muujinaysa inaan haysto taageerada Shacabka Jubbooyinka” ayuu yiri isagoo hadlayay.

Lama oga Madaxwaynayaasha Faraha badan ee Kismaayo looga dhawaaqay halka ay ka shaqayn doonaan iyo sidoo kale cida aqoonsan doonto.

Media

 

Political Videos

Suaalo Lala Boobay Labada Prof Ee Samatar Iyo Galyr 

Waraysi Cabdi Ismaaciil Samatarm

Warays Wasiir Foosiya Xaaji Aadanm

Profr Samatar iyo Galayr Minneapolism  Profr Samatar Faragalinta Kenya Ee Soomaliyam

Daahir Rayaale Iyo Khudbadiisii Taariikhiga Ahayd

Galayr Labaatan Sanno Ayay Soomaliland Been Ku Noolayd

m

Muranka Iyo Is Qabqabsiga Magaalada Kismaayo.

m  Siilaanyo Oo Ka Hadlaaya Halgankiisii.

m Siilaanyo Waraysigii Uu Bixiyey MarkuuMadaxweynaha Noqdaym  Waraysi Madaxweynaha Jabuuti.m  Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Oo Ka Hadlaaya Cadaawada Siilaanyo.

m

Ku Xidhnaw wararkayaga

Wararkii U Danbeeyey

Wararka Caalamka Oo Dhan

Dad Waynahaan Hanuunina, Hassaawinaa, Oon Danta U Hagnaa, Ma Hakranee Waan U Hawl Galnaa.