Thursday, 16 May 2013 01:47

Barre Hiiraale Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Madaxeynaha Jubbaland Daadufeeyayna In Uu Madaxwyne Yahay Axmed Madoobe (Dhagayso Waraysi)

barre hiiraaleHNN. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Waxyar un kadib markii la doortay Sheekh Maxamed Islaam

(Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu yahay isna Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland.

Barre Hiiraale oo kamid ah Labo madaxwayne oo maanta lagu doortay Kismaayo ayaa sheegay inuu yaha Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubbaland.

Xili uu Waraysi gaar ah siinayay VOA ayaa waxaa uu tilmaamay in Jubbaland ay leedahay hal Madaxwayne, isla markaana aysan jirin cid isaga soo labanaysa, wuxuu sidoo kale sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan qorshe is Faham looga dhex abuurayo Bulshada ku nool gobolada Jubbooyink.

Sidoo kale waxa uu xusay shacabka Jubbooyinka inay ayagu leeyihiin inay ka tashadaan aayaha gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaa uu gabi ahaanba beeniyay in Axmed Madoobe uu yahay Madaxwaynaha Jubbaland.

Sidoo kale Mar wax laga waydiiyay in markii uu Yimid Kismaayo kulan la qaatay Axmed Madoobe Maamulkiisa oo xiligaasi Hormuud ka ahaa Olalaha Doorashooyinka Kismaayo.

Media

 

Political Videos

Suaalo Lala Boobay Labada Prof Ee Samatar Iyo Galyr 

Waraysi Cabdi Ismaaciil Samatarm

Warays Wasiir Foosiya Xaaji Aadanm

Profr Samatar iyo Galayr Minneapolism  Profr Samatar Faragalinta Kenya Ee Soomaliyam

Daahir Rayaale Iyo Khudbadiisii Taariikhiga Ahayd

Galayr Labaatan Sanno Ayay Soomaliland Been Ku Noolayd

m

Muranka Iyo Is Qabqabsiga Magaalada Kismaayo.

m  Siilaanyo Oo Ka Hadlaaya Halgankiisii.

m Siilaanyo Waraysigii Uu Bixiyey MarkuuMadaxweynaha Noqdaym  Waraysi Madaxweynaha Jabuuti.m  Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Oo Ka Hadlaaya Cadaawada Siilaanyo.

m

Ku Xidhnaw wararkayaga

Wararkii U Danbeeyey

Wararka Caalamka Oo Dhan

Dad Waynahaan Hanuunina, Hassaawinaa, Oon Danta U Hagnaa, Ma Hakranee Waan U Hawl Galnaa.