Sunday, 18 January 2015 11:59

Nin Ay Raadinayeen Booliska Aduunku Ee Interpol Loo Magacaabay Wasiirka Beeraha Ee Wadanka Afghanistaan

Xafiiska madaxweynaha dalka Afghanistaan ayaa billaabay baaritaan kaddib markii ay soo baxday in wasiir uu Madaxweyne Ashraf Ghani magacaabay ay doondoonayaan booliska caalamiga ah ee Interpol.

Wasiirkan oo loo dhiibay wasaaradda beeraha ayaa la sheegayaa inuu ku jiro liiska dadka ay Interpol raadinayaan.

Mohammad Yacqub Xeydari ayaa laga baadi goobayaa dalka Estonia, waxaana loo haystaa in uusan bixin canshuuro laga doonayay sanadkii 2003-dii.
Mr Xeydari ayaa sheegay in uu yahay dhibane shirqool siyaasadeed loo dhigay.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Shirweynaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadni oo Si Rasmi ah Uga Furmay Magaalada Hargaysa (Sawirro) Shirweynahii koobaad ee garabka haweenka ee xisbiga Waddani oo ay ka soo qayb…
  • General Cabdi Xassan Qaybdiid Oo Ka Hor Yimid Go'aankii Madaxweyne xassan Labada Cisho U Joogay Dhuusamreeb Madaxweynaha Maamulka Galmudug ahna musharax Madaxweyne Maamulka Mudug iyo Galgaduud Cabdi Xasan Cawaale…
  • Dawlada Fadaraalka Soomaliyeed Oo Siyaasad Cad Ka qaadanaysa Hubka Gacanta Ugu Jira Shacabka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay…