baafin"Gobaad Ka samri wayey"?

qalinkii Guluf Ahmed Kooshin.

               

dhicid mobile"asalama calaykum , asalama calaykum, asalama calaykum, asalama calaykum"

hello , hello"ma guluf ahmed kooshin baa?" haa, waa kuma "Qofkaad waayadanba baafinaysay baan kaaga wadaa warbixin".......

farxad lalama duulo, naxdina looma dhinto, waan ilmeeyey, waan qosol gariiray, waxan fadhiga uga boday sida wiil 20 jir ah, sawirkii gobaad baan maskaxadayda ka badhay waxayna i hor timid siday shalay iskugu kaayo danbaysay,  in kaste oonan wehelkaygii arag 30 sano oo dhadhow hadana mar qudha ma iloobin qosolkeedii beertabashada lahaa, ma ilaabin siday wajiga u dadbi jirtay markay khajisho, ma ilaabin sida haybada leh ee ay talabada u qaadi jirtay, ma ilaabin mana ilaabi karaayo malintii iskugu kaayo danbaysay!

3 April 1986 4:30 galabnimo waxan soo gadhay Hargeysa waxan toos u aaday gurigay oo ku yalay xafada Goljano, wax albabka hortisa kula kulmay gobaad. salan iyo is xaal waraysi ka dib waxan gobaad u sheegay inaanu dalxiis u kaxaynaayo gaynaayna buuraha il qabashada leh ee waqooyiga hargeysa teedsan. dhawr cisho oo nasho ah ka bacdi waxan soo kireeyey gaari land drover ah aniga iyo gobaad waxanu afka saarnay dawga ah.

waxanu soconaba waxanu gadhay meeshii ii qorshaysnayd, taandho aanu wadanay waxanu ka dhisanay marka sidaa looga dhaadhaco dawga cad meel banan ah oo afarta jihaba buuro dhaadheeri kaga wareegsanyiin, dhulku waa barwaaqo, sida muuqada dhawr cisho ka hor buu maahiigan maansheeyey arladan, wali xareedii baa wadhan, in kaste oo ayna ishayadu qabanayn waxan maqlaynaa cadoodka kala duwan ee ugaadha iyo shimbiraha.

                xaaskeygii gobaad intay tandhada gudaheeda kala hagaajinaysay aniguna waxan diyarinayey cunto yar oo fudud iyo cabitaan, waxanu sali dhiganay gadhiganu wadanay dhiniciisa galbeed, siday sheekaba sheeko nagu dhibaysay waxay gadhay casar liiq. waxayna cadceedii ood mooda inay gacantu gadhayso ku sii dhacaysaa hogeedii, waxana naga xiga buuro aad u dhaadheer, waxayna ishayadu qabanaysaa shimbiro u wada socda koox koox kana gadhay hoygoodii intayna ced ceedu libdhin, waxan meel aan sidaas nooga fogayn ka ciyaaya coodad aan ayahan kuwaanu saaka maqlaynay !!!

     ilbidhiqso yar gudahood waxa isa soo qabsaday duruuro aad madowga yaabto, waxa guux iyo gariir ka soo socda dhanka waqooyi qiyaasi kari maysid, waxad arkaysaa danab qabsanayaa buuro ili qabatay noo jira, hilaaco markuu walalac yidhaa meeshuba dharar bay noqonaysaa, in kaste oo ayna dhibicda roobku na soo gadhin wali,in yar ka bacdiba waxa na qabsaday gudgude......... la soco

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Xulka Heemaal Ee Dhacdoyinka Caalamka

Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com
Incredible footage of leopard behaviour during impala kill - www.natural-variation.com

Amazing footage of leopard catching, playing with and then killing impala in the Sabi Sand Game Reserve in South Africa - www.natural-variation.com Valji Varia

LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!
LEONES//Patio de recreo de los depredadores 2014 New!

En el parque nacional de Zimbawe, hay una zona de 30 kms con un lecho de arena que fluye al río Zambeze. A ambos lados del río hay un precipicio que se convierte en un callejón sin salida para las víctimas de los grandes depredadores. Muy buen Documental.

Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon
Batalla Epica a muerte entre Bufalo y Leon

Parque Nacional del Sur Luangwa, un león macho al que se le había puesto el nombre de “Ringo” o “Limpy” en el idioma local ha estado durante unos meses separado de su manada; el grupo de vigilantes de los campamentos Kaingo y Mwamba están haciendo seguimiento de este ejemplar desde septie...

Just For Laugh 2015 - New Episodes August 2015 - Week 1
Just For Laugh 2015 - New Episodes August 2015 - Week 1

Just For Laugh 2015 - New Episodes August 2015 - Week 1 Just For Laugh 2015 - New Episodes August 2015 - Week 1 Best Ibara Donte Ever,ENJOY Just for Laughs: Gags (in French, Juste pour rire: Gags) is a Canadian silent comedy/hidden camera reality television show that is under the Just for Laughs bra...

Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey

waxa uu abwaanka waraysanaya Abwaanada wayan ee Amran Cayuun iyada oo aad ay isula qaadaadhigeen gabayada uu tiriyay abwaanku iyo sida uu ku bilaabay ee daawsho wacan

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15)  Video Editing - Km Music
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15) Video Editing - Km Music

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (15) Video Editing - Km Music All Videos is from Just For Laughs Channel

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (14)  Video Editing - Km Music
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (14) Video Editing - Km Music

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (14) Video Editing - Km Music All Videos is from Just For Laughs Channel

Paris Hilton Plane Crash Prank
Paris Hilton Plane Crash Prank

Paris Hilton was pranked by Egyptian actor Ramez Galal who produces a show for broadcast during Ramadan, The heiress, 34, is seen screaming and crying as the pilot maneuvers the plane as if it's lost power.

Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music)
Just For Laughs - 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music)

Just For Laughs 10 Funniest Pranks (10) (Video Editing - Km Music) All Videos is from Just For Laughs Channel

Group of Buffalo kills lion
Group of Buffalo kills lion

Group of Buffalo kills lion Follow me for more video https://www.facebook.com/Dzemss

Man vs Lions. Maasai Men Stealing Lion's Food Without a Fight.
Man vs Lions. Maasai Men Stealing Lion's Food Without a Fight.

AFRICA's LATEST NEWS AND VIDEOS PLEASE VISIT: www.africadailypost.com WATCH ANY AFRICAN COUNTRY'S LIVE TV LISTEN TO THE BEST RADIO STATIONS NIGERIA, SOUTH AFRICA, KENYA AND MANY MORE.....SEE HERE http://www.africadailypost.com Brave Maasai Men from Kenya stealing Lion's food by intimidating them t...

MAN GRABS GIANT SNAKE FROM THE WATER
MAN GRABS GIANT SNAKE FROM THE WATER

Man Grabs Giant Anaconda by the Tail. A group of fishermen tried several times to drag and pull a massive anaconda out of the water from their boat. The footage has got them in a bit of trouble recently because the careless act has been ruled in violation of wildlife protection laws. Does this con...

WHITE TIGERS IN THE WILD?
WHITE TIGERS IN THE WILD?

White Tigers in the Wild. We’ve all seen captive white tigers at the zoo but are there any in the wild? Find out where white tigers came from and about their existence throughout history. Music Intro: Brett Donnelly - Action Sting http://goo.gl/v7gaV Soundtrack: Youtube Music Library

Buuxi Shaxda midigta Ama E-mailka Hoos Ku Qoran Nagala Soo Xidhiidh 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

  Mail is not sent.   Your email has been sent.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree