Breaking News
RAWAH 2013 POSTER modification12

Wararka Af Soomaliga Ah

Guurtida Ceel Bardaale Oo Beeniyey Hadal Ay warbaahinta Siiyeen Mamulada Gobolada Awdal Iyo Gabilay (Videos)

Apr 25, 2014
Guurtida Ceel Bardaale Oo Beeniyey Hadal Ay warbaahinta Siiyeen Mamulada Gobolada Awdal Iyo Gabilay (Videos)

Mayarka dagmada Boorama iyo Badhasaabka gobolka Awdal oo is xilqaamay ayaa tagay dagaanka Geeddiqsi ee dagmada Dilla, Waxayna sheegeen sida aad ku arki doonto muuqaalkan hoose in ay dhameeyeen shaqaaqadii ka dhacday dagaankaas, iyaga oo kala hadlay maamulka gobolka Gabilay, oo salka ku haysay dhul daaqsimeed, muuqaal ay iska soo duubeena waxay ky sheegeen in ay dhameeyeen xurguftii Cee Bardaale, oo aan ahayn goobta ay tageenba. Halkan ka daawo muuqaalkaa.

.

Dadka dagaanka ayaa arinta ay ku dhaqaaqeen labada masuusul ee ka socday gobolka Awdal iyo masuuliyiin kale oo ka socotay gobolka Gabilay, aad u xanaaqay sida loogu been abuurtay, oo aan ahayn si masuulnimo ku dheehan tahay, waxa ayna u arkaan in badhasaab Cabdoo u hiilanaayo tolkii, haddana ay diyaar u yihiin in ay xoog xal kaga dhaliyaan dagaanka, oo ayna cid kale waxba ka sugin, dhaliilayna hab dhaqanka duqa dagmada Boorama oo dar jiidhay, halkan ka daawo muuqaalka dadaka dagaanku kaga hadkayaan dhacdadan.


 

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
WakhtigaSalaada Sxa

Somali Films

Dhibtii Jaadka Lga
Dhibtii Jaadka Lga Raysay Ruwaayad Kaltuun Bacado Iyo Faarax Murtiile
Flimkii Inta Badan La
Flimkii Inta Badan La Sugaayey Ee Fadeexadii Facebooka-ga Oo Hada Dhamaaday (Video)
Film Cusub Oo La Magac
Mirqaanka Iyo
Ilaahay Umadiisa Part V
Ilaahay Umadiisa U Nabad Gali Sooraan Iyo Jawaan Part V
Ilahay Umadiisa Par IV
Axda Geedka Dhacaya