Technology News

A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…

AdBlock Plus defeats German publishers in court

The creator of software that stops adverts from appearing on websites has defeated two news…

Google launches Project Fi mobile phone network

Google has detailed its plan to run a mobile phone network in the US.

Quiet Rollout Planned Friday for Apple's Smartwatch

The Apple Watch will launch with a whisper rather than a bang Friday, an unusual start for the…

Twitter cyberbullies targeted with new anti-abuse tools

Twitter is to act against a wider range of violent threats as part of renewed efforts to tackle…
Thursday, 29 January 2015 12:37

fariin ku socota xirsi ---Madaxwayne kaxigeenka

Muwaadin balwaxaad macnaysaa xilkan aan manta u magacaabay mudane xirsi oo ah madaxwayne ka xigeenka .

sidaad ogtahay waynu naqaanaa madawayne ku xigen laakiin ma maqashay madaxwayne ka xigeenka markaad cinwaanka akhriday waxaa kugu soo dhacay in uu khaladn yahay oo waxaa ku gu soo dagdagay wuxuu u jeedaa madax wane ku xigenka laakiin sidan uu u qoranyahay ayaan u jeedaa .

hadaan kuu fasiro qoraalkayga cabdiraxmaan saylici waa ku xigeen laakiin xirsi waa kaxigeen xirsi isaga ayaa cidwalba ka xiga madaxwaynaha cabdiraxmaan isagaa kaxiga madax way naha .

markasta oo aad aragto isaga ayaa lasocda xitaa marka uu hadlayo wuxuu jecelyahay in uu isagu ka ag istaago oo uu noqdo qofka uguxiga.  

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Dhagayso Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud Oo Carabka Ku Adkeeyey In Ay Doorasho Ka Dahacyso Soomaliya 2016 Dhagayso Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud Oo Carabka Ku Adkeeyey In Ay Doorasho Ka…
  • Cumar Al Bashiir oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Ee Dalka Suudan Ee Ay Qaadaceen Xisbiyadda Mucaraadku Xisbiyada waaweyn ee mucaarada ayaa horay u qaacaday doorashada dalka Suudaan kuwaasoo warbaahinta…
  • Ciidamada Axmed Madoobe Oo Soo Bandhigay Saddex Ajaaniib Ah Kana Tirsanaa Alshabaab Oo Ay qabteen (Video) Ciidamada Axmed Madoobe Oo Soo Bandhigay Saddex Ajaaniib Ah Kana Tirsanaa Alshabaab Oo…