Technology News

Lenovo: researchers find 'massive security risk'

The Chinese PC manufacturer Lenovo has been accused of running a "massive security risk" after…

EU wants iPlayer access extended across Europe

EU officials want the public to be able to continue using catch-up services, such as the BBC's…

Yahoo tests ear-based smartphone identification system

Yahoo is working on a way of unlocking a mobile phone using the owner's ear rather than a password…

Twitter reports disappointing sales

Twitter has reported lower than expected revenue for the first three months of the year, saying…
A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…
Wednesday, 28 January 2015 13:15

Booliska Dalka Koonfurta Afrika Oo Soo Bandhigay Sawiradda Soomali Tuugo Ah Oo Dhaci Jirtay Ganacsatada Soomaliyeed

Tuugo Soomaali ah oo dhac u geystay dukaamo ay ku leeyihiin ganacsatada Sooaaliyeed deegaanka Bellville ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sawirradooda lasoo bandhigay. 

Tuugadan ayaa ku hubeysnaa sida ay booliisku sheegeen bistoolado, iyadoo mid ka ka mid ah oo bistoolad watay gacanta lagu dhigay. 

Booliiska iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool oo isku noqday kuwo isku duuban si ay wax uga qabtaan dhibaatooyinka lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ganacsiyada ku leh dalkaas oo dhibaatooyin kala duwan loo geysto habeen iyo maalin. 

Magacyada illaa hadda loosoo gudbiyay saxaafada ayaa sheegaya inay ku jiraan raggaas ayaa kala ah, Cabdalla Bay, Majaafo iyo Atoore, kuwaasoo taariikh xun ku reebay sharafta Soomaalida. 

Wariye madax-bannaan oo joogo Cape Town ayaa sheegaya in raggan ay soo bandhigeen magacyadooda booliiska ay baadi goobayaan kuwaasoo sawirradooda booliisku helay, waxaana la sheegayaa in jaaliyadda Somalida ay meel walba ka raadinaaan. 

Ninka lacagta la baxsaday oo tuugada kale kasii dhuuntay ayaa waxaa lagu sheegay magaciisa Attoore, kaa soo isagana lagu daba-jiro. 

Sawirkiisa ayaa meel walba lagu dhajiyay, waxaana raadinaya booliiska Koonfur Afrika iyo dhammaan ganacsatada Soomaalida. 

Jaaliyadda Soomaalida ayaa fariin u diray dadka ay isku dhow yihiin Attoore iyo ragga kale inay tallaabo adag ka qaadaan haddii ay gacanta ku dhigaan, isla markaana ay cadeeyaan mowqifka ay ka taagan yihiin. 

Attoore ayaa la sheegay inuu yahay tuug dhaca Soomaalida ganacsiyada ku leh goobaha ka fog magaalooyinka dalka Koonfur Afrika, iyadoo dacwad ku aaddan kiiskiisa laga furay saldhiga Bellville iyo saldhigyo kale oo dalkaas ku yaalla. 

Ugu dambeyn, mid ka mid ah tuugadan hubeysan ayaa si geesinimo leh loo qabtay, isagoo hadda su'aalo lagu weydiinayo saldhig ka mid ah kuwa ku yaalla magaalada lagu qabtay 

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Sawirka Maanta: Xukuumada Fadaraalka Soomaliya Oo Waxqabadkii Toddobaadkii Ina Dhaafay ee Xukuumada Ka Dhigay Sawir Uu Madaxweynhu Tuute Gashaday (Sawir) Warbaahinta dawalada faradaarka Soomaliya oo maanta soo daabacday warbixi lagaga hadlaayey wax qabadka…
  • Shacabka Gobolka Awdal Oo Ugu Baaqa Qaxootiga Ka Soo Qaxaya Yaman In ay Yimaadaan Gobolka Awdal, Iskana Bari Yeelay Fidnada Xukuumada Somaliland (Video) Shacabka Gobolka Awdal Oo Ugu Baaqa Qaxootiga Ka Soo Qaxaya Yaman In ay…
  • Maraykanaka Oo Liiskiisa Madow Ka Saaray Dawlada Kuuba, Oo Xurgufi Ka Dhaxaysay In Ku Dhawaad 50 Sanno Dowlada Mareykanka ayaa dalka Cuba Jimcihii shaley aheyd ka saarey liiska dalalka ay…