Thursday, 16 May 2013 00:09

Kenya Oo U Diraysa Ciidamo u Gurmanaya Dirirta Raamo (Dhagayso)

Kenya-Flag-jpgHNN. Degaanka Mandera ee gobolka Waqooyiga Bari ee Kenya  waxaa ku sii qulqulaya ciidamada milateriga iyo booliska si ay hubka uga dhigaan maliishiyad maxalli ah iyo kuwo ajaanib ah oo ka qeyb qaatey dagaal halkaasi ka dhacay.


http://www.heemaalnews.com/components/com_jce/editor/tiny_mce/plugins/article/img/readmore.png);">

Dagaalkaasi ayaa dhimashada uu sababey ka sokow , waxaa uu dhaliyey barakac kumanaan qof ah iyo iyadoo ay joogsadeen qaar ka mid ah adeegyada muhiimka ee bulshada sida dugsiyada iyo goobaha kaleba.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

 

Political Videos

Suaalo Lala Boobay Labada Prof Ee Samatar Iyo Galyr 

Waraysi Cabdi Ismaaciil Samatarm

Warays Wasiir Foosiya Xaaji Aadanm

Profr Samatar iyo Galayr Minneapolism  Profr Samatar Faragalinta Kenya Ee Soomaliyam

Daahir Rayaale Iyo Khudbadiisii Taariikhiga Ahayd

Galayr Labaatan Sanno Ayay Soomaliland Been Ku Noolayd

m

Muranka Iyo Is Qabqabsiga Magaalada Kismaayo.

m  Siilaanyo Oo Ka Hadlaaya Halgankiisii.

m Siilaanyo Waraysigii Uu Bixiyey MarkuuMadaxweynaha Noqdaym  Waraysi Madaxweynaha Jabuuti.m  Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Oo Ka Hadlaaya Cadaawada Siilaanyo.

m

Ku Xidhnaw wararkayaga

Wararkii U Danbeeyey

Wararka Caalamka Oo Dhan

Dad Waynahaan Hanuunina, Hassaawinaa, Oon Danta U Hagnaa, Ma Hakranee Waan U Hawl Galnaa.