Technology News

A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…

AdBlock Plus defeats German publishers in court

The creator of software that stops adverts from appearing on websites has defeated two news…

Google launches Project Fi mobile phone network

Google has detailed its plan to run a mobile phone network in the US.

Quiet Rollout Planned Friday for Apple's Smartwatch

The Apple Watch will launch with a whisper rather than a bang Friday, an unusual start for the…

Twitter cyberbullies targeted with new anti-abuse tools

Twitter is to act against a wider range of violent threats as part of renewed efforts to tackle…
Saturday, 17 January 2015 20:10

Dhakhaatiir Jarmal Ah Oo Uu Ku Soo Toosay Nin Ay U Haysteen Mayd Oo Ay Ka Saareen Xubno Jidhka U Muhiimsanaa

Dhakhaatiir loo fasaxay inay maydka ka saaraan xubno muhiim ah si loogu caawiyo dadka u baahan, ayaa intii ay ku guda jireen qalliinka qof loo maleeyey inuu dhintay ka war helay inuu nool yahay qofkaas oo aannu maskaxda mayd ka ahayn.
Dhakhaatiirtan oo ka tirsan Cusbitaalka Bremen ee dalka Jarmalka, ayaa xaqiiqsaday in bukaan ay ku samaynayeen qalliin xubnaha muhiimka lagaga saarayey uu nool yahay, waxaanay waqtigaas ku guda jireen caloosha oo ka saraayeen.
Wargeyska Süddeutsche Zeitung ayaa daabacay in qalliinkaas si dhaqso ah loo joojiyiey, kadib markii dhakhaatiirtu ka war heleen in bukaanku aannu maskax ahaan dhiman.
“Waa wax caqli-gal ah in maskaxdu dhaawacantay, sidaa darteedna aannu sii noolaan karin, laakiin ka hor intii aan la baadhin in maskaxdiisu nooshahay qofna muu ogayn inuu nool yahay.” Sidaa waxa yidhi mid ka mid ah dhakhaatiirta qalliinkaas ka qaybgalay.
Ururka dhakhaatiirta Jarmalka, ayaa dib-u-eegis ku samaynaya dhacdadan sida uu daabacay wargeyska The Local oo ka soo baxa dalkaas.
Mr. Alex Rumia oo ah Agaasimaha Ururka Xubnaha Dadka, ayaa sheegay in sharcigu dhigayo in qofka maskaxdiisa la baadho ka hor inta aannu dhiman, taasna lagu ogaan karo cilmiga caafimaadka.
Sidoo kale, Ururka Dhakhaatiirta Jarmalka ee GMA, ayaa baadhaya sida dhakhaatiirtan ku ogaadeen bukaanka, kadibna uga halwgaleen, balse dokumantiyo la helay ayaa sheegay in bukaankan hore wadnuhu u istaagay, hase ahaatee baadhitaannada la samayn doono ayaa soo saaraya sida xaaladu noqon doonto.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

 

 

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

 

 

 

Maxaa Cusub

  • Daawo Muuqaal In Ka badan Hal Bilyan Oo Qof Daawatay 24 Saacadood Gudahood Obama Oo Si Kale U Weeraray Jamhuuriga (Video) Daawo Muuqaal In Ka badan Hal Bilyan Oo Qof Daawatay 24 Saacadood Gudahood…
  • W Arimaha Gudaha Somaliland Oo Markle Baadhis Ku Bilawday Cida Ka Masuulka Ah Khilaafka Golaha Degaanka Boorama Tan iyo maalintii khamiistii ina dhaaftay ayaa waxa magaalada Boorma ku sugan saraakiil…
  • Qalalaase Ka Bilaabmay Maagaalada Bujunbuura Ee Dalka Burundi Looga Soo Horjeedo Musharaxnimada Pierre (Sawirro) Booliska Burundi, ayaa maanta laba qof toogasho ku dilay Magaalada Bujumbura ee Xarunta…