Technology News

A gold plated Apple Watch is seen at an Apple Store in Berlin, April 10, 2015.

Apple Watch Rolls Out in Fashion Boutiques

Apple's smartwatch went on sale Friday, but only a few people in the world could actually go into a…

Bitcoins 'losing' value for cyber-thieves

The falling value of bitcoins have made them much less attractive to cyber-thieves, claims a…

Rail signal upgrade 'could be hacked to cause crashes'

A hi-tech signalling system that will eventually control all of Britain's trains could potentially…

Valve expands video game 'mod' market

Game maker Valve has expanded its online store to let players who make modifications or 'mods' for…

Ellen Pao faces $1m legal bill in sexism case

Ellen Pao, the woman who took a Silicon Valley firm to court over sexism claims and lost, has been…

Samsung S5 fingerprint flaw exposed

Hackers can take copies of fingerprints used to unlock the Samsung Galaxy S5 phone, claim security…

AdBlock Plus defeats German publishers in court

The creator of software that stops adverts from appearing on websites has defeated two news…

Google launches Project Fi mobile phone network

Google has detailed its plan to run a mobile phone network in the US.

Quiet Rollout Planned Friday for Apple's Smartwatch

The Apple Watch will launch with a whisper rather than a bang Friday, an unusual start for the…

Twitter cyberbullies targeted with new anti-abuse tools

Twitter is to act against a wider range of violent threats as part of renewed efforts to tackle…

Aragtiyo badan ayaa muujinaaya isdhexgal la,aanta cilmiga ama aqoonta, ganacsiga,ama dhaqaalaha, dimuqraadiyada, maamulada dawliga ah iyo dhaqankeenu  ay  dhibaatooyin tiro badan  ku hayaan dalkeena iyo dadkeena aafada tahriibku waxay ka mid tahay uun dhibaatooyinkaas ee maaha waxyi samada kaga soo dega dhalinteena badaha ku gurmaysa,

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Taladii iyo masiirkii dalka waxaa la wareegey Dumar iyo caruur fadhi barada oo siday doonaan ka yeelay qaranimadii iyo jiritaankii Ummada Somaliland.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Maanta oo ay taariikhdu tahay 22-/April/2015 ka waxa magaalada Borama gaar ahaan huteel RAYS uu si rasmiya uga dhacay munaasibada meherka lamaanaha is doortay,ee  Boqor MUUSE AXMED CILMI IYO AYAAN MAXAMUD ASKAR, xafladaasi oo kulmisay gacal iyo xigaalba waxa ka soo qayb galay  Salaadiin, siyaasiyiin cuqaal aqoonyahano iyo dadwayne tiro badan kuwaasi oo ka qayb qaadanayay farxada meherka .

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Thursday, 23 April 2015 08:34

Tacsi

Annagoo kala ah asxaabta hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa walaalkayo Abdi Egeh Ahmed geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkii Ali Egeh Ahmed Good oo ku geeriyooday dalka maraykanka waxaan illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
1) Abdirahman abdillahi jimcaale
2) hassan mouse khalif
3) abdirahman omer bille
4) abdirahman xaaji daahir
5) abdirahman omer egeh
6) rashiid nur egeh
7) ahmedwali sh.omer good
8) mohamed omer billeAamiin
2)

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Thursday, 23 April 2015 08:33

Hambalyo Aroos

Hambalyo Ku Socota Mouse Ahmed Elmi iyo Ayaan Mahamud Askar Oo Maanta

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Hambalyo: Boqorka Cabdirashiid Xirsi Cali iyo Boqorada Hibo Cabdi Daheeye oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Boorama

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Nin Joog Ahaan U Eg Ismaaciil Cumar Geele (Video)

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Waxaan xasuustaa Taliskii Maxamed Siyaad Barre Markii ay colaadu ku soo bilaabanaysay.

Markii uu u taagwaayey sirtii colaadeed ee Jabhadihii kasoo horjeestay urursanayeen,iyo dareenkii wacyigalineed ay dadkooda fahamsiinayeen. Arintaa si uu ugu kuurgalo una baabiyo waxtarka raga madaxda ah ee reer woqooyigu dhulkooda iyo dadkooda wax ugu tarayaan.

waxaa uu sameeyay inuu koonfur ka keeno,rag u Hogaansan iney cagta saaraan kacdoonkii kabilaabanayay woqooyi Galbeed.
Waynu wada ognahay ragii uu keenay woqooyi Galbeed waxay ahaayeen.

Rag akhlaada Islaamku aad uga yartahay.Rag Lagu soo shubay Colaada Beesha dhexe. Rag Cabsan Jaajuusnimo.Cagajuglayn.Dad bilaa maxkamad layska laayo. Qaarlawaayo oo godka lagu rido.

Dadka deegaanka oo dhexdooda laysku diro. Ilaa ay gaadho in raga qaarkood walaalohood dhab ah ay ku eedeeyaan iney kamid yihiin dablayda.Kuwa laga shikiyo oo guryohooda cagaf la mariyo

raga oo haweenkooda laga dhaco. ciidanka oo habeenkii dadka guryaha ugu dhaca Xeer ayaa Gobolada Soomaliya oo dhan lagaga dhigay in madaxdooda lakalabadalo.

Waxaan Filayaa in aad akhristoow fahamtey imika Halka aan u wado hadalka biyodhiciisa. Samaoon waqtigan badhasaabku kuma samayn karo sifooyinka aan kar ku soo xusay oo dhan. Woqooyigalbeedna Raga aan sheegayo ee uu soo badalay Siyaad Barre markiiba dadka kumay bilaabmin.

Way isa soo taraysay.Kolba arin ayaa lagu eegayey. ilaa markii dambe Shacabkii reer hargeysa iyo burcaba ragaasi ay beerka kala bexeen.Duligu hal mar ma bilaabmo.laakiin wuu is dhisaa.Maxaan uga baahanahay governor beesha dhexe ah inuu dhulkeena ka taliyo? Ma inagaa u baahan , Mise u jeedoooyinkale ayaa meesha loo keensaday?

Waxaa loo keensaday wixii siyaad barre u keensady rag reer koonfur ah Goboladii woqooyi.

Waxaa loo keensaday sifooyinka aan kor kusoo xusay oo dhan,iyo waliba dheeraad.Waad

aragtaan saan saanta in awrba awrka hore socodkiisa leeyahay.Ma waxaynaan samaysan karayn

ayaa jira?ma cashuur baynu diidnay?Raga awdal u dhashay ee kanaxaya dhibaatada dadkooda

maxaa gobolada kale loogu tuurey?

Ujeedo kale ma iishegi kartaan oo ninkan meesha loo keenday?

Waa dhaxalkii siyaad barre, beesha dhexe ka dhaxashay.

Khadar Ducaale Gabiley.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Hadaad dib u milicsato Taariikhdii Qoyskii Madaxtooyadii Siyaad Barre iyo Qoyska Madaxtooyada ee Siilaanyo waxaa cad in sooyaalkooda Maamul yihiin Walaalo kala Bah ah oo Aabe wada dhalay balse kala hooyo ah,micnuhu waa isku Aabe oo Somali ayey ka wada yimaadeen,waana kala bah oo midna Somaliland ayuu maamulayaa midna Somaliyadii hore ayuu maamuli jirey.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Dhacdooyinkan is dabo joogaa ah iyo habqankan Degaanka Gobolka Awdal een dhamaadka lehayni wuxuu sobobay in ay daayacmaan hawlahii loo edmaday iyo shaqaddii adeega dalka iyo dadka..

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Thursday, 09 April 2015 18:08

INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAAJICUUN

Qoyska reer cali hayaan guud ahaan ayagoo isku duuban waxay dirayaan tacsi geerdii ku timid murwo aamino abiib oo aheed xaaskii madaxwaynihii hore ee puntland abdirahmaan shikh mohamuud faroole.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Aduunka oo dhan intiisa ay yamen xidhiidh la haayeen ama wadamada Yeman ku xeerani waxay ka hadlayeen sidii ay dadkooda ugala bixi lahaayeen wadan Yamen ee dagaalada xuni ku habsadeen.Xataa Somaliya oo aanay ka jirin dawlad shaqaysa ayaa ka hadlaya sidii ay dadka Somaliyeed ee ku nool dalka Yaman loo soo daad guraynlahaa,ee loo keeni lahaa dalwaynaha Somaliya.Itaalkoodo ha yaraade iskuday ayaa jira laysku eegayo in dadkaa la badbaadiyo.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Allaha u naxariistee xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane oo loo yaqaanay xamaal oo dhowaan geeriyooday wuxuu ka mid ahaa musharixiintii ku tartamay saamigii gobolka awdal ee 13 xubnood ahaa wuxuuna ka soo baxay xisbigii baaba.ay isla markaana boos buuxiyayaashiisii dhamaadeen ee Udub.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Wednesday, 01 April 2015 19:28

INAALILAA WAINAA ILEYHI RAAJUCUUN.

INAALILAA WAINAA ILEYHI RAAJUCUUN.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Tuesday, 31 March 2015 20:24

waxaan TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA,,,,

Anagoo ah  Ilma Mahahuud  Egeh  iyo Hooyo Maryan Magan Nuur. Waxann tacsi tiiraanyo leh u diraynaa. Qoyskii iyo Eheladii  Marxuun Mahamed Barkhad Miigane. Oo Borama ku geeriyooday. Waxaan Eebo uga baryeynaa Marxunnka  innu qabriga Ilahay u nuuro, janada farduusana ka waraabiyo . Qoyskii iyo Eheladii u uka baxay  Samir iyo Iimaan siiyo. Aammiin Aamiin Aamiin. 

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Halkan waxan tacsi uga diraynaa dhamaan qayskii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii uu kabaxay marxuun

Waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi  XILDHIBAAN,BARE SARE MAXAMED BARKHAD MIIGANE ( XAMAAL)

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaarada duulista ee jamuuriyada Somaliland Siciid Cabdi Maxamuud   ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii qaraabadii iyo dhamaanba qaranka uu ka baxay  marxuun Xil Maxamed Barkhad Miigane , oo runtii ahaa xildhibaan qaran oo mudo dheerna ay Aabahay Cabdi Maxamuud Gaagaale ka soo wada shaqeeyeen golaha wakiilada, waxaana ilaaha awooda leh uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo inagana iyo shacabka reer Somalilandna samir iyo iimaan inaga siiyo aamiin aamiin."

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

Jaaliyada Reer Awdal gaar ahaana ka soo jeeda deegaanada  Dilla iyo Degmada Magaalo Cad  ee degan Dalalka Scandevianka  waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Cabdi Ibraahim Xuseen oo maanta ku geeriyooday  magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxayna eebe ka baryayaan in.

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn

{
يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرْضِيَّةً
فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي}
صدق الله العظيم

بقلوبراضيةبقضاءاللهوقدرهنتقدمبأحرواخلصالتعازيالىاسرةبروفيسورمحمدبرخطفيوفاةالمغفورلهبإذناللهتعالىاخوناالعزيزبروفيسور "محمدبرخطميجني.لانملكالا اننرفعاكفنااليالموليعزَّوجلَّبأنيتغمدهبرحمتهالواسعةويسكنهفسيحجناتهونسألهانيلهماسرتهوذويهالصبروالسلوان.اللهمياحنانيامنانياواســـعالغفرانأغفــرلهوارحمهوعافهواعفعنهواكرمنزلهووسعمدخلهوأغسلهبالماءوالثلجوالبردونقهمنالذنوبوالخطاياكماينقىالثوبالأبيضمنالدنسإنللهوإناإليهراجعون.

Waxa Tacsida diraya suldaanada ,Caaqiladda ,Aqoonyahanadda,wax garadka hoos ku qoran      

Tacsi Marxmuum Maxamed barkhad miigane

TACSI( INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN)

Halkan waxan tacsi uga diraynaa  dhamaan qayskii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii uu kabaxay marxuun

 Prof /xildhibaan Maxamed barkhad miigane oo manta kugeeriyooday magaalada borama

Waxan leenahay Alaha  unaxariisto janatulfardowsana Alaha ka warabiyo   qayskiisii iyo   asxaabtii   uu kabaxayna samir iyo iimaan kasiiyo

1.       Suldaan Xasan Xaddi Baade
2.       Caaqil-Rooble Hassan Wacays
3.       Caaqil-Aw cali caateeye
4.       Caaqil  Faarax  Nuur  Maxamoud  (Gaaangiile)
5.       Caaqil- Ahmed Kaahin Giire
6.       Xaaji Xasan Andaad
7.       Xuseen Cawaale Warfaa
8.       Cismaan Kaba- Qaraf
9.       Siciid Cilmi Rooroor
10.   Cabdi Barkhad Dugsiiye
11.   Saleebaan Sh.Cabdillahi Sh.Muuse
12.   Cali Warsame Ilka-Case
13.   Daahir Waaberi (Tima-Fadhac)
14.   Idris  Muxumed  Sacad
15.   Maxamed Cabdillaahi Shiine
16.   Maxamed Cali Muuse (Dicin)
17.   Sheekh Saleebaan Deheeye
18.   Cabdillaahi Aw Cali Cismaan
19.   Abuubakar Cali Cismaan
20.   Maxamed Xasan Cilmi Yabaal
21.   Nuur Xuseen Fariid
22.   Rashiid Nuur Cige
23.   Cabdi Maxamuud Gudaal
24.   Maxamud Xasan Sacad (Saajin)
25.   Cabdirahman Muxumed Maygaag
26.   Axmed  Siciid  Cusman
27.   Faysal Muxumed Sacad
28.   Badri Baabunaas
29.   Prof  Xasan Cali Cusman
30.   Dr Cilmi Maxamuud Nuur
31.   Prof. Hassan Cali Cisman
32.   Gen. Ahmed Ali Maygaag
33.   Ahmed Farah Micaad
34.   Ahmed Xaaji Daad
35.   Abdirizaaq Cali Cisman
36.   Mustafe Farah Abraar
37.   Hassan Ali Kariir
38.   Abdisamad Aw Cali Catteeye

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Noogu Soo Dir heemaalnews@gmail.com

Submit to DeliciousSubmit to DiggSubmit to FacebookSubmit to Google PlusSubmit to StumbleuponSubmit to TechnoratiSubmit to TwitterSubmit to LinkedIn
Page 1 of 7

Xulka Heemaal Ee Dhacdooyinka Caalamka

About Us

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa,
danta u hagnaa, ma hakranee waan u
hawl galnaa.
 
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa,
afkeena hooyo oo horumaraan kuhaminaa,
hogaaminaa, had iyo jeerhabnaa, oo waan
hagaajinaa, ma hakranee waan u hawl galnaa,
murtidaan hurinaa, kala hufnaa,haqabtirnaa
u heelanahay,dadweyanahaan hanuuninaa,
hasaawinaa danta u hagnaa.
 
Buraanbur iyo hees, hello iyo ciyaar,
gabayo haybadliyo hadhaale baanu
hindisnaa, hurdadaan guyaal ka hajirnaa,
naftayadaan hurnaa, ma hakranee waan
u hawl galnaa, dadweynahaan hanuuninaa
hasaawinaa danta u hagnaa.

Contact Us

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailka hoos ku qoran, 

  • Address : Waxaan ka hawl galnaa dhamaan gayiga Soomaliyeed, hadii aad u baahato in aad nala soo xidhiidho kaliya Emailka hoos yaal ku soo qor fariintaada iyo sida ugu fudud ee aan kuula soo xidhidhi karno, annaga ayaa si dhakhso ah kuula soo xidhiidhayna

  • Email : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

  • Phone1 :  
    Phone2 : Telefonadu way badan yihiin halkan kuma soo koobi karno, ee hadii aad u baahan tahay in aan kula soo hadalno noo soo qor telkaaga, iyo magacaaga annaga ayaa kula soo hadli sida ugu dhakhso badan ee ugu macquulsan, dabcan ha ilaawin in aad noo qorto wakhtiga dalka aad ku nooshahay.

Maxaa Cusub

  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Raisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaliya (Sawirro) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa ku qaablay raisal wasaare ku xigeenka…
  • Roob Lagu Diirsaday Oo Saaka Aroortii Ka Da'ay Magaalada Cadaado Iyo Dagaanada Ku Teedsan (Sawirro) Roob saacado socday oo aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Cadaado…
  • Rabshadihii Ka Taagnaa Magaalada Baltimore Oo Xoogaysaty, Xukun Dagdaga Oo Lagu Soo Rogay Iyo Obama Oo ka Hadalay Barasaabka Maryland Larry Hogan ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay Magaalada…