Heemaal News Network

Habeen iyo dharaar, hadaladaan dhisnaa.
Afkeena hooyo oo hurumaraan ku haminaa.
Hogaaminaa, had jireer habnaa oo, waan hagaajinaa.
Ma hakranee waan u hawl galnaa.
Murtidaan hurinaa haqabtirnaa kala fufnaa
dadwaynahaan hanuuninaa hasaawinaa danta u hagnaa