bshiirgoth Bashiir Goth Oo Suugaan Uu Ku Soo Bandhigay Dhibta Somalida Haysata
sheekhxassan Shekh Xasan Daheeye Oo Qeexay Dhibta Xukumada Somaliland Ku Hayso G. Awdal
dhaarsiilanyo Muuqaal Koobaaya Dadka Uu Siilaanyo U Dhaartay In Uu Daacad U Noqonayo
engfaysal Eng. Faysal Iyo Siilyo Oo Midba Wax Dadka U Sheegay Iyo Foosiya Oo Markhaatiga Furtay  

Wararka Af Soomaliga Ah

Xildhibaan Guuleed: Siilaanyo Dad Ayuu Muqdisho Ku Maal Galiyaa Ka Shaqeeya Danta Beeshiisa, Dadnaa Waan Go'nay Ayuu Ku Maaweeliyaa (Video)

Apr 20, 2014
Xildhibaan Guuleed: Siilaanyo Dad Ayuu Muqdisho Ku Maal Galiyaa Ka Shaqeeya Danta Beeshiisa, Dadnaa Waan Go'nay Ayuu Ku…

Taliyaha Qaybtaa Afaraad Ee Ciidamada Jabuuti Oo Beeniyey In Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Buulo Burde Lagu Dilay Taliye Ku Xigeenkoodii

Apr 20, 2014
Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa…

Wasiirka Wasaarada Aminiga Xassan Cismaan Iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jenerala Jaqanaf Oo Socdaal Ku Yimid Gobolka Sool (Dhagayso)

Apr 20, 2014
Wasiirka wasaarada Amniga Puntland Xasan Cusmaan Maxamuud (Aloore) iyo Taliyaha Booliska Puntland Janeral Maxamed…

Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Garoonka Dayaradaha Ee Guray Ceel, Iyo Gudoomiyaha Degmada Oo Aan Ka Waraysanay Shilka (Dhagaysi)

Apr 20, 2014
Shil diyaaradeed ayaa waxa uu saaka ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka G/gaduud iyadoo faah faahino dheeraad ah…

Sheekhul Baladka Gobolada Adal: Odaybaa Reerkiisa Bisadaha U Qali Jiray, Wuxuuna Ku Yidhi Dadka Ha U Sheegina, Somalilandna Waa,,,,, (Video)

Apr 19, 2014
Sheekhul Baladka Gobolada Adal: Odaybaa Reerkiisa Bisadaha U Qali Jiray, Wuxuuna Ku Yidhi Dadka Ha U Sheegina, Maamulka…

Wasiir Waran Cade Oo Raalin Galin Ka Bixiyey Hadaldii Ku Dayga Ahaa Ee Uu Oday Dhaqameedka Gobolada Adal Ku Yidhi (Video)

Apr 19, 2014
Wasiir Waran Cade Oo Raalin Galin Ka Bixiyey Hadaldii Ku Dayga Ahaa Ee Uu Oday Dhaqameedka Gobolada Adal Ku Yidhi…

Eng Faysal Cali : Xeer 14 Anniga Ayaa La Ii Samaystay , Mana Qabto Kulmiye, Hadii Aan Doorashada Ku Guulaysanana Ciidankan RRU-du ,,,,, (Video)

Apr 19, 2014
Eng Faysal Cali : Xeer 14 Anniga Ayaa La Ii Samaystay , Mana Qabto Kulmiye, Hadii Aan Doorashada Ku Guulaysanana…

Dhagayso Beesha Jaamac Siyaaad Oo Kalsoonidii Kala Noqatay Garaad Jaamac Oo Ay Ku Eedeeyeen In Uu Hargaysa U Tagay Hambalyada Qabsashadii Taleex

Apr 19, 2014
Jaaliyadaha Qurbajoogta Beesha Jaamac Siyaad. Shirkan waxaa lagaga tashanayey arrintii ka dhacday Magaalada Hargeysa ee…

Fadeexado Isa Soo Taraya Oo Ka Dhex Qaraxy Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Iyo Wasiir Cukuse Oo Ay Gacantiisa Ku Duntay

Apr 19, 2014
Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland waxa ay ka mid tahay wasaaradaha muhiimka ah ee laga…

Xoghayayaasha Dagmooyinka Somaliland Oo Kulan Ku Qaatay Degmada Boorama Iyaga Oo Ka Shawray Sidii Ay Isku Dhaafsan,,,, (Video)

Apr 19, 2014
Xoghayayaasha Dagmooyinka Somaliland Oo Kulan Ku Qaatay Degmada Boorama Iyaga Oo Ka Shawray Sidii Ay Isku Dhaafsan,,,,…

Akhriso War Murtiyeed Uu Musharaxa Madaxwene Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Kaga Hadlay, Safarka Wasiir Warancade, Dhacdadii Taleex Iyo Lowyacado

Apr 19, 2014
BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM WARMURTIYEED KU SAHABSAN, DHACDADII TALEEX, ARRIMAHA LOWYACADDE, XUSKA MAALINTA QARANIMADA…

Marwoyinka Madaxweynaha Iyo Ra'isal Wasraaha Soomaliya Oo Xaflad sagoontin Ah U Sameeyey Marwo Hibbo Maxame Hoddoon (Sawirro)

Apr 18, 2014
Munaasabad lagu sagootinayay Fanaanadda weyn ee Hibo Maxamed Nuur Huddoon “Hibo Nuura” oo ay ka qeyb galeen…

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Soo Dagay Hargaysa Aadna Ugu faraxsan Soo Guryo Noqoshadiisa (Video)

Apr 18, 2014
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Soo Dagay Hargaysa aadna Ugu faraxsan Soo Guryo Noqoshadiisa (Video)

Kulan Iskaashiga Haweenka Degmada Boorama Ee Dhinacyada Siyaasada iyo Hormarka oo Qabsoomay (Sawirro, Video)

Apr 18, 2014
Kulankan qabsoomay waxa lafdhabar u ahayd Xil. Sahra Axmed Cabdilahi oo ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee…

Maktabad Ku Dhex Taala Badhtamaha Magaalada Islamaband Ee Dalka Baakistaan Oo Loo Bixiyey " Shahiid Usama Binu Ladin"

Apr 18, 2014
Iskuul ay gabdhaha ku bartaan diinta Islaamka oo ku yaalla dalka Pakistan ayaa maktabadiisa u bixiyay magaca…

Xoghayayaasha Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Somaliland Oo Isbarasho Ku Dhex Martay Degmada Boorama (Video)

Apr 18, 2014
Xoghayayaasha Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Somaliland Oo Isbarasho Ku Dhex Dhex Martay Degmada Boorama (Video)

Maxay Ka Yidhaahdeen Salaadiinta Gobolka Awdal Shirka Adkaynta Nabadgalayadda Ee Uga Socda Degmada Boorama (Video)

Apr 18, 2014
Maxay Ka Yidhaahdeen Salaadiinta Gobolka Awdal Shirka Adkaynta Nabadgalayadda Ee Uga Socda Degmada Boorama (Video)

Salaadiinta Gobolada Adal Oo Ka Biyo Diiday Shir Lagu Baraayey Sida Loogu Adakaysto Cadaaalad Darrada, Looguna Dhabar Adaygo

Apr 18, 2014
Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa shir uga furay dagmada Boorama oday dhaqameedyada gobolka awdal,…

Is Maandhaafkii Mudaba Ka Aloosnaa Maamulka Jubooyinka Iyo Xukuumada Soomaliya Oo La Soo Afjaray

Apr 18, 2014
Waxa Saacadihii dambe ee Xalay Horumar laga Gaadhay Wadahadalladii u dhexeeyey Waftigii Suldanka Beesha Sade,…

Daawo Muuqaal Sida Sirdoonka Ruushku U Abaabulaan Kooxaha Kacdoonka Ka Wadanka Ukrain (Video)

Apr 18, 2014
Daawo Muuqaal Sida Sirdoonka Ruushku U Abaabulaan Kooxaha Kacdoonka Ka Wadanka Ukrain (Video)

Siyaasiga Weyn Ee Reer Awdal Maxamed X Xareed (Shay) Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Duulaankii Lagu Qaaday Degamada Taleex (Video)

Apr 18, 2014
Siyaasiga Weyn Ee Reer Awdal Maxamed X Xareed (Shay) Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Duulaankii Lagu Qaaday Degamada Taleex…

Badhasabka Gobolka Salal Oo Liiska Ka Saaray Magacyada Ergaydii Beelaha Gadarbuusi Ee Gobolka Salal Ugu Qayb Galaysay Shirka Boorama

Apr 17, 2014
Gudoomiyaha gobolaka sala cabdirasaaq waabari rooble ayaa lagu eadaynayaa inuu inaanu cadaalad ku salaynin isla…

Barnaamijka Codka Jaaliyadda Kanada Iyo Madbakh Women's Initiative Iyo Waxqabadka Marwo Halimo Sacad (Video)

Apr 17, 2014
Barnaamijka Codka Jaaliyadda Kanada Iyo Madbakh Women's Initiative Iyo Waxqabadka Marwo Halimo Sacad (Video)

Farsamo Cusub Oo Looga Raraayo Beelaha Gadarbuusi Degmada Wajaale Oo Uu Bilaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gabilay (Video)

Apr 17, 2014
Farsamo Cusub Oo Looga Raraayo Beelaha Gadarbuusi Degmada Wajaale Oo Uu Bilaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gabilay…

Nuxurka Hadalada Gudomiyayasha Saddexda Gobol Iyo Mayarka Degmada Boorama Ay Ka Yidhaahdeen Shirka Oday Dhaqameedyadda (Video)

Apr 17, 2014
Daawo Nuxurka Hadalada Gudoomiyayaasha Saddexda Gobol Iyo Mayarka Degmada Boorama Ay Ka Yidhaahdeen Shirka Oday…

Daawo Dood Adag Oo Oday Dhaqeemdayadu Kala Hor Yimaadeen Wasiiradii Ka Soo Qayb Galay Shirka Odaydhaqameedka (Video)

Apr 17, 2014
Daawo Dood Adag Oo Oday Dhaqeemdayadu Kala Hor Yimaadeen Wasiiradii Ka Soo Qayb Galay Shirka Odaydhaqameedka (Video)

Daawo Nuxurka Hadalada Wasiiradii Ka Qayb Galay Shirka Oday Dhaqameedyadda Gobolada Galbeedka Ee Ka Furmay Boorama (Video)

Apr 17, 2014
Daawo Nuxurka Hadalada Wasiiradii Ka Qayb Galay Shirka Oday Dhaqameedyadda Gobolada Galbeedka Ee Ka Furmay Boorama…

Madaxweynha Puntland Iyo Madaxweynha Galmudug Oo Kulan Ku Qaatay Dagmada Gaalkacayo, Kana Wada Hadlay,,

Apr 17, 2014
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta aqalka uu ka degan yahay magaalada Galkacayo…

Daawo Sawiradda Soomali Laga Soo Celiyey Dalka Kenya Oo Galabta Ka Soo Dagay Garoonka dayaradaha Muqdisho (Sawirro)

Apr 17, 2014
Qaybtii labaad Soomaali laga soo celiyay dalka Kenya ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho,…

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Safar Ku Jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, Kulana La Qaatay (Video)

Apr 17, 2014
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Safar Ku Jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, Kulana La Qaatay (Video)

Shir Dhinaca Nabadda Oo Xukuumada Somaliland Uga Furtay Degmada Boorama Oday Dhaqameedyadda Gobolada Galbeedka (Video)

Apr 17, 2014
Shir Dhinaca Nabadda Oo Xukuumada Somaliland Uga Furtay Degmada Boorama Oday Dhaqameedyadda Gobolada Galbeedka (Video)

Gudomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xayirada Ingirisku Ka Qaaday Hargaysa Iyo Barbara, Iyo Xaalada Lawyacado (Video)

Apr 17, 2014
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Wadani ahna ku simaha Gudoomiyaha ee isla xisbigaasi Md. Axmed Muumin Seed ayaa…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaliyeed Ee Talyaaniga (Sawirro)

Apr 17, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka…

Boqol Labaatan Iyo Sagaal Gabdhood Oo Nayjeeriyan Ah Oo La Afduubay Oo La Laayahay Goobta Lagu Haysto

Apr 17, 2014
Waxaan weli war sugan laga hayn xaalka in ka badan boqol gabdhood oo arday ah, kuwaas oo laga shakisan yahay in ay…

Qaramada Midoobay Oo Gaynaysa Maanta Magaalada Muqdisho Ciidan Gaar Ah Oo Hawshoodu Ka Duwantahay Ku Wa Midowga Afrika

Apr 17, 2014
Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Khamiis ah Muqdisho ka dajinaysa kooxdii ugu horreysay ee ciidamo ka socda Uganda oo…

Hoos U Dhac Ku Yimid Dhaqaalaha Ruushka Iyo Baanka Aduunka Oo Ka Hadlay Saadaashiisa Dhaqaalaha Ruushka

Apr 17, 2014
Dhaqaalaha Ruushka ayaa hoos u dhacay saddexdii bilood ugu horeysey ee sannadkan, iyadoo xasaradda Ukraine ka taagan ay…
Hide Main content block

Arimaha Bulshada

heemaalnewsapp

Hadal Haynta Bulshada

WakhtigaSalaada Sxa

English News